{"id":40713,"date":"2017-12-25T16:46:51","date_gmt":"2017-12-25T16:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40713"},"modified":"2017-12-25T16:46:51","modified_gmt":"2017-12-25T16:46:51","slug":"hayadda-shaqaalaha-dawladda-oo-baahisay-shaqooyin-cusub-iyo-tirada-ay-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/25\/hayadda-shaqaalaha-dawladda-oo-baahisay-shaqooyin-cusub-iyo-tirada-ay-yihiin\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda oo Baahisay  Shaqooyin Cusub Iyo Tirada  Ay Yihiin"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof oo ka shaqayn doona madax-tirinta shaqaalaha dawladda. Iyada oo Hay\u2019addu ku hawlanayd muddooyinkii ugu dambeeyay qorshaynta habka ugu wanaagsan ee loo tirin karo isla markaana oo tayayn karo shaqaalaha dawladda, ayay arrintani noqonaysaa bar-bilowga hawlgal balaadhan oo ay hay\u2019addu ku tirinayso isla markaana ugu kuur gelayso xogta shaqaalaha dawladda ee dhamaan gobollada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Iyada oo Hay\u2019adda Shaqaaluhu og tahay muhiimadda ay leedahay in la sameeyo xog ururin iyo falanqaynta warbixinta shaqaalaha dawladda, isla markaana daraasad ku samaysay baaxadda tirada shaqaale ee ka hawlgala hay\u2019adda shaqaalaha, aanay caddaatay baahida loo qabo dhalinyaro heer jaacadeed ah oo hay\u2019adda kala shaqeeya hawsha madax-taabashada ee dhamaan gobollada Somaliland iyada oo arrintaasna laga talo geliyay dad khubaro ah oo hay\u2019adda la shaqeeya ayaa Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladdu ay baahinaysaa 21 shaqaale ah oo ay ka soo dhex xulan doonto soo codsadayaasha soo xeraysta in ay hawshan nagala shaqeeyaan muddo kooban.<\/p>\n<p>Haddaba waxa aanu ka codsanaynaa qof kasta oo dhamaystay waxbarashadii heerka jaamacdeed isla markaana danaynaya hawshan iyada ah in ay soo xeraystaan:<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Nuqulka Shahaadadii Jaamacadda<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Sooyaalkii Nolosha (CV)<\/p>\n<p>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Laba Sawir oo Kur ah<\/p>\n<p>Kuwaas oo lagu soo hagaajinayo xafiiska Maamulka Shaqaalaha ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda oo ka soo horjeedda dhismaha Deero Mall ee suuqa hoose ama dhinaca ku haysa xarunta ciidanka dabdemiska Somaliland.<\/p>\n<p>Codsiyadu waxa ay xidhmi doonaan maalinta Sabtida ah bishuna tahay 30 December 2017 Marka ay saacaddu tahay 2 duhurnimo.<\/p>\n<p>Kala Saaristu waxa ay noqon doontaa Maalinta Axadda ah<\/p>\n<p>Imtixaankana waxa la geli doontaa maalinta Isniinta ah haddii Rabbi idmo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof oo ka shaqayn doona madax-tirinta shaqaalaha dawladda. Iyada oo Hay\u2019addu ku hawlanayd muddooyinkii ugu dambeeyay qorshaynta habka ugu wanaagsan ee loo tirin karo isla markaana oo tayayn karo shaqaalaha dawladda, ayay arrintani noqonaysaa bar-bilowga hawlgal balaadhan oo ay hay\u2019addu ku tirinayso isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40713","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aAF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40714,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40713\/revisions\/40714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}