{"id":40623,"date":"2017-12-18T12:42:47","date_gmt":"2017-12-18T12:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40623"},"modified":"2017-12-18T12:42:47","modified_gmt":"2017-12-18T12:42:47","slug":"garoonka-ugu-mashquul-badan-adduunka-oo-korontadii-ka-tagtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/18\/garoonka-ugu-mashquul-badan-adduunka-oo-korontadii-ka-tagtay\/","title":{"rendered":"Garoonka ugu mashquul badan adduunka oo korontadii ka tagtay"},"content":{"rendered":"<p>Korontada oo ka tagtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hartsfield-Jackson ayaa sababtay in qayb ahaan la xiro, duulimaadyo badaanna dib loo dhigo.<br \/>\nGaroonkan diyaaradaha ee Maraykanka ku yaalla ayaa ah midka ugu mashquulka badan adduunka oo dhan, waxaana maalinkaste adeegsada 250,000 oo rakaab ah iyo 2,500 oo duulimaad.<br \/>\nDadkii safrayay ayuu mugdigu haleeyay iyaga oo qaarkood ay garoonka ku dhex jiraan kuwo kalana ay diyaaradaha saaran yihiin.<br \/>\nDiyaarado soo dagi lahaa ayaa garoomo kale loo weeciyay, kuwo kale oo ka duuli lahaana garoonka ayaa lagu sii hayay.<br \/>\nWar qoraal ah oo uu garoonku soo saaray ayaa lagu sheegay in ay korontadu go&#8217;day Axaddii sagaalka ama saddexda fiidnimo Saacadda geeska Afrika.<br \/>\nLahaanshaha sawirkaEPA<br \/>\nImage caption<br \/>\nWaxaa lagu soo warramayaa in la baajiyay in kabadan kun duulimaad, maadaama oo garoonka intiisa badan uu koronto la aan yahay<br \/>\nCaqabado miyaa ka dhalan kara duulimaadyada habeenkii ee garoonka Muqdisho?<br \/>\nCillad ku timid diyaarada France Air iyadoo hawada kujirta<br \/>\nMareykanka oo aaladaha qaar ka mamnuucaya in lala raaco diyaaradaha<br \/>\nKuuriyada Woqooyi &#8211; Meesha ugu dambeysa ee ciyaar loo aado<br \/>\nGeorgia Power oo ah shirkadda korontada siisa garoonka ayaa sheegtay in ay rumaysan yihiin in uu dhibkani ka dhashay dab ka kacay korontada dhulka hoosteeda marta ee garoonka.<br \/>\nWaxay sheegtay in aysan garanaynin waxa sababay dabka, balse ay rajaynayso in ay korontada soo celiyaan saqda dhexe ee Axadda wakhtiga deegaankaas oo ku aadan 8:00 subaxnimo ee geeska Afrika.<br \/>\nSawirro baraha bulshada la soo dhigay ayaa muujinaya rakaabka oo meel madaw fadhiya.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"40624\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/18\/garoonka-ugu-mashquul-badan-adduunka-oo-korontadii-ka-tagtay\/_99247236_passengersstuck2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2.jpg?fit=624%2C351&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"624,351\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"_99247236_passengersstuck2\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2.jpg?fit=624%2C351&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-medium wp-image-40624\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2.jpg?w=624&amp;ssl=1 624w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Korontada oo ka tagtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hartsfield-Jackson ayaa sababtay in qayb ahaan la xiro, duulimaadyo badaanna dib loo dhigo. Garoonkan diyaaradaha ee Maraykanka ku yaalla ayaa ah midka ugu mashquulka badan adduunka oo dhan, waxaana maalinkaste adeegsada 250,000 oo rakaab ah iyo 2,500 oo duulimaad. Dadkii safrayay ayuu mugdigu haleeyay iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40624,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-40623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/99247236_passengersstuck2.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-azd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40625,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40623\/revisions\/40625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}