{"id":40612,"date":"2017-12-16T16:02:51","date_gmt":"2017-12-16T16:02:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40612"},"modified":"2017-12-16T16:02:51","modified_gmt":"2017-12-16T16:02:51","slug":"daawo-madaxweyne-muuse-biixi-oo-qoddobo-culus-duldhigay-golaha-wasiirada-ee-u-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/16\/daawo-madaxweyne-muuse-biixi-oo-qoddobo-culus-duldhigay-golaha-wasiirada-ee-u-magacaabay\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qoddobo Culus Duldhigay Golaha Wasiirada Ee U Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">Hargeysa(AN)-Kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Golaha Wasiirada ee xukuumadda cusub oo uu shir gudoominayey Madaxwaynaha JSL Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra. Kulankaas waxaa ka qayb galay 31 xubnood oo ka mida 32-ka\u00a0 xubnood ee golaha wasiiradu ka kooban yahay. Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi waxuu kalfadhigaa ka sheegay in xukuumaddaan hiigsigeeda uu \u00a0saldhig u yihiin Balanqaadyadii \u00a0iyo Barnaamijkii Xisbigu ku galay ololaha \u00a0iyo Qorshaha horumarinta Qaran ee labaad (NDPII).<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">Kulankaa\u00a0 ugu horeeyey oo qaatay muddo saacado ah, wuxuu ahaa kulan isbarasho iyo is xog waraysi. Madaxwaynuhu wuxuu si gaara hoosta uga xariiqay muhiimadda ay leedahay Muwaadinimada wada jirka ummadda aynu masuulka ka nahay, isagoo Golaha faray in juhdi iyo dadaal midaysan loo galo sidii umadda loo midayn lahaa, loogana saari lahaa xanaftii ka dhalatay tartankii ololaha doorashada.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">Haddaba, fadhigii koowaad ee uu yeesho golaha wasiirada cusub maanta oo ay taariikhdu tahay 16.12.2017, uuna shir Guddoominayey Madaxwaynuhu waxaa lagu go\u2019aamiyey qodobadan soo socda;<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaa dhamaan golaha lagu dhaariyey inay ilaashaan sirta golaha wasiirada\u00a0 iyo ta qarankaba.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Golaha Wasiiradu ay diiwaan geliyaan dhammaan hantidooda (guurtada iyo maguurtadaba).<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In dhammaan Golaha wasiiradu ay keenaan xogta shaqsiga ah ee sharcigu waajibiyey ee\u00a0 \u00a0looga baahan yahay oo dhamays tiran.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la qabto kulano joogta ah oo la xidhiidha qaabka wada shaqaynta iyo xoojinta shaqada ay wasiiraduhu qaranka u hayaan.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In dhammaan gobolada dalku ay u sinnaadaan caddaladda iyo horumarka.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">6.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maadaama ay wasiiradu yihiin masuuliyiin qaran loona igmaday xil qaran, waa inaan loo arag wasiir qolo, mid qoys iyo mid qabiil toona. Sidaas darteedna ay reeban tahay in Wasiiradu ay ka qayb galaan casuumado beelaysan oo Wasiirka ay beeshiisu \u00a0si gooniya ugu \u00a0maamuusayo<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">7.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In xafladaha xilwareejinta ee mas\u2019uuliyiinta cusubi ay kala wareegayaal mas\u2019uuliyiinta xukuumaddii hore ay reeban tahay in lagu qabto meel ka baxsan xarumaha dawladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cP7ndeUH8KU\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Golaha Wasiirada ee xukuumadda cusub oo uu shir gudoominayey Madaxwaynaha JSL Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra. Kulankaas waxaa ka qayb galay 31 xubnood oo ka mida 32-ka\u00a0 xubnood ee golaha wasiiradu ka kooban yahay. Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi waxuu kalfadhigaa ka sheegay in xukuumaddaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/xuk-muuse.png?fit=747%2C324&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-az2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40614,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40612\/revisions\/40614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}