{"id":40534,"date":"2017-12-09T14:46:24","date_gmt":"2017-12-09T14:46:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40534"},"modified":"2017-12-09T14:46:24","modified_gmt":"2017-12-09T14:46:24","slug":"golaha-ammaanka-oo-dhaliilay-goaankii-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/09\/golaha-ammaanka-oo-dhaliilay-goaankii-trump\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo dhaliilay go\u2019aankii Trump"},"content":{"rendered":"<p>Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go&#8217;aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa&#8217;iil.<br \/>\nErgeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la mahdin oo ka dhex billaabata Israa&#8217;iil iyo Falastiiniyiinta.<br \/>\nSafiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobay, Nikki Haley, ayaa ururkaasi ku dhaliishay inuu wax u dhimayo hannaanka nabadda looga dhalinayo Bariga Dhexe.<br \/>\nSidoo kale, ururka Jaamacadda Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta ka shiro go&#8217;aanka madaxweyne Trump ee ku aadan magaalada Qudus.<br \/>\nGo&#8217;aanka Trump ayaa waxaa dhaliilay dalal badan oo caalamka, ayna ka mid yihiin kuwo xulafo dhaw la ah dalka Maraykanka.<br \/>\nDhanka kale, gantaal laga soo riday marinka Qaza ayaa ku dhacay magaalada Sderot ee koonfurta Israa&#8217;iil, ayadoo ay weli socdaan rabshadaha ka dhashay arrinta Qudus.<br \/>\nLama sheegin khasaaro nafeed oo uu geystay gantaalkaasi, balse waxaa uu burburiyay gawaari dhowr ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go&#8217;aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa&#8217;iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28958,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/un.jpg?fit=472%2C369&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-axM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40535,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40534\/revisions\/40535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}