{"id":4042,"date":"2015-01-15T16:37:25","date_gmt":"2015-01-15T16:37:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4042"},"modified":"2015-01-15T16:37:25","modified_gmt":"2015-01-15T16:37:25","slug":"usa-nin-qorsheenayey-inuu-weeraro-barlamaanka-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/usa-nin-qorsheenayey-inuu-weeraro-barlamaanka-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"USA: Nin Qorsheenayey inuu weeraro Barlamaanka oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-177796\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Christopher-Cornell.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"Christopher-Cornell\" width=\"624\" height=\"351\" \/><br \/>\n<strong>Dowlada Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabtay nin 20 sano jir ah oo la sheegay inuu damacsanaa inuu weerar ku qaado Xarunta Baarlamaanka Maraykanka ee Capital Hill.<\/strong><\/p>\n<p>Ninkan oo ah cadaan u dhashay dalka Maraykanka ayaa lagu magacaabaa Christopher Cornell wuxuuna kasoo jeedaa magaalada Cincinnati ee gobalka Ohio.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Ninkan ayey qabteen ciidamada FBI ee danbi baarista Maraykanka kadib markii la ogaaday inuu hubka daraandooriga u dhaca uu gadanayey, isla markaana Internetka ku baahiyey qoraalo uu ku sheegayo inuu weerar ku qaadayo xarunta Baarlamaanka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Hay\u2019ada FBI ayaa sheegtay in nin uu xiriir la lahaa eedaysanahan uu u sheegay in uu doonayo inuu bambaanooyin ku qarxiyo xarunta Baarlamaanka kadibna uu rasaas ku furayo xildhibaanada halkaasi isku daya inay ka baxsadaan.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa lagu eedeyey inuu ku faanay inuu xiriir la leeyahay kooxda ISIS ee ka dagaalameysa dalalka Ciraaq &amp; Siiriya iyo waliba kooxda kale ee Al Qacida.<\/p>\n<p>Illaa iyo hada macada in ninkan uu ka dhabeyn lahaa hanjabaadiisa ama in ay ka ahayd cabsi gelin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabtay nin 20 sano jir ah oo la sheegay inuu damacsanaa inuu weerar ku qaado Xarunta Baarlamaanka Maraykanka ee Capital Hill. Ninkan oo ah cadaan u dhashay dalka Maraykanka ayaa lagu magacaabaa Christopher Cornell wuxuuna kasoo jeedaa magaalada Cincinnati ee gobalka Ohio. Ninkan ayey qabteen ciidamada FBI ee danbi baarista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4044,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-13c","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4042"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4042\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}