{"id":40403,"date":"2017-11-29T18:28:16","date_gmt":"2017-11-29T18:28:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40403"},"modified":"2017-11-29T18:28:16","modified_gmt":"2017-11-29T18:28:16","slug":"daawo-golaha-wakiillada-oo-ka-digay-hanti-lunsi-xilliga-kala-guurka-xukuumadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/29\/daawo-golaha-wakiillada-oo-ka-digay-hanti-lunsi-xilliga-kala-guurka-xukuumadda\/","title":{"rendered":"Daawo Golaha Wakiillada oo ka digay Hanti-lunsi xilliga kala-guurka Xukuumadda"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud, guddoomiye-xigeenka Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada oo Warbaahinta la hadlay, ayaa ka digay hanti-lunsi dhaca xilliga kala-guurka Xukuumaddeed ee dalku ku jiro.<br \/>\nXildhibaanka, ayaa sheegay inay isha ku hayn doonaan masuuliyiinta iyo Hay\u2019adda dawladda inta kala wareegu socdo, si loo ilaaliyo in hanti qaranku leeyahay la leexsado, iyadoo looga faa\u2019idaysanayo wakhtiga.<br \/>\nGolaha ayaa awood u leh la xisaabtanka iyo daba-gelista falalka hanti-lunsi xataa marka ay Xukuumaddu shaqaynayso.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8oj0kmmLkwI\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud, guddoomiye-xigeenka Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada oo Warbaahinta la hadlay, ayaa ka digay hanti-lunsi dhaca xilliga kala-guurka Xukuumaddeed ee dalku ku jiro. Xildhibaanka, ayaa sheegay inay isha ku hayn doonaan masuuliyiinta iyo Hay\u2019adda dawladda inta kala wareegu socdo, si loo ilaaliyo in hanti qaranku leeyahay la leexsado, iyadoo looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40347,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/golaha.png?fit=210%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-avF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40404,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40403\/revisions\/40404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}