{"id":4039,"date":"2015-01-15T16:23:37","date_gmt":"2015-01-15T16:23:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4039"},"modified":"2015-01-15T16:23:37","modified_gmt":"2015-01-15T16:23:37","slug":"obama-oo-booqanaya-india-iyo-cabsi-dhanka-amaanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/obama-oo-booqanaya-india-iyo-cabsi-dhanka-amaanka-ah\/","title":{"rendered":"Obama oo booqanaya India iyo cabsi dhanka amaanka ah"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-177809\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/obama_on_india_2015.jpg?resize=630%2C420\" alt=\"obama_on_india_2015\" width=\"630\" height=\"420\" \/><br \/>\n<strong>Dowlada India ayaa maanta oo Khamiis ah shaaca ka qaaday inay jiraan qorshayaal weeraro argagaxiso oo ka dhaca gudaha dalkaasi xili uu booqanayo wadankaasi Madaxweynaha Maraykana dhamaadka bishan.<\/strong><\/p>\n<p>Barack Obama ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo xaflado ka dhici doona dalka India 26ka bishan Janaayo, balse militariga India ayaa sheegay in kooxo argagaxiso ah qorsheenayaan inay weeraro waaweyn ka geystaan gudaha india xiliga uu booqashada ku joogo Obama.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Afhayeenka Militariga India ayaa maanta sheegay in ugu yaraan dagaalyahano gaaraya 200 isku dayeen inay gudaha usoo galaan dalka India iyagoo ka imaanayey dalka Pakistaan, wuxuuna sheegay in isku daygan uu qeyb ka yahay qorshayaal ay ku doonayaan inay weeraraan goobaha shacabka isugu yimaado sida, Wadooyinka waaweyn, iskoolada iyo waliba xarumaha militariga.<\/p>\n<\/div>\n<p>India ayaa ku eedaysay dowlda Pakistaan inay dhiiri gelineyso kooxaha doonaya inay weerarada ka geystaan gudaha dalkooda, balse dowlada Pakistaan ayaan weli jawaab ka bixin eedaynta uga timid wadanka ay jaarka yihiin oo xurguf siyaasadeed iyo mid militari ka dhaxeyso<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada India ayaa maanta oo Khamiis ah shaaca ka qaaday inay jiraan qorshayaal weeraro argagaxiso oo ka dhaca gudaha dalkaasi xili uu booqanayo wadankaasi Madaxweynaha Maraykana dhamaadka bishan. Barack Obama ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo xaflado ka dhici doona dalka India 26ka bishan Janaayo, balse militariga India ayaa sheegay in kooxo argagaxiso ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4040,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-139","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4039"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4039\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}