{"id":40376,"date":"2017-11-27T19:41:06","date_gmt":"2017-11-27T19:41:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40376"},"modified":"2017-11-27T19:41:06","modified_gmt":"2017-11-27T19:41:06","slug":"madaxweyne-ansixin-mayno-hadii-aad-magacawdo-wasiiradii-hore-ee-dhig-miiratadda-ahaa-waa-in-xil-nacnac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/27\/madaxweyne-ansixin-mayno-hadii-aad-magacawdo-wasiiradii-hore-ee-dhig-miiratadda-ahaa-waa-in-xil-nacnac\/","title":{"rendered":"\u201cMadaxweyne Ansixin Mayno Hadii Aad Magacawdo Wasiiradii Hore Ee Dhig Miiratadda Ahaa, Waa In ..&#8221;Xil Nacnac"},"content":{"rendered":"<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"0\">\n<div>\n<div class=\"_rp_g5\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_S4 ms-border-color-neutralLight ShowReferenceAttachmentsLinks ShowConsesusSchedulingLink\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_55 _rp_45\">\n<div>\n<div id=\"Item.MessagePartBody\" class=\"_rp_U4\">\n<div id=\"Item.MessageUniqueBody\" class=\"_rp_V4 ms-font-weight-regular ms-font-color-neutralDark rpHighlightAllClass rpHighlightBodyClass\">\n<div class=\"rps_118\">\n<div>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa(AN):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa Madaxweynaha cusub ee \u00a0Somaliland loo doortay mudane Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyey talooyin muhiim ah kuwaasi oo ay ka mid tahay in aanu soo celinin dawlad aanay ku jirin oo uu ka reebo xubnihii golaha wasiiradda ee Somaliland, isla markaana isaga oo tusaale u soo qaatay \u00a0in Madaxweynaha cusubi uu magacaabo dhalinyar Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Sland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle kartida iyo dedaalka uu qarankiisa Somaliland ugu adeego oo kale looga baahan yahay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Md Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa isaga oo Saxaafadda Hargeysa kula hadlaayey, waxa uu Madaxweynaha cusub ee \u00a0loo doortay mudane Muuse Biixi Cabdi u talooyin ka siiyey Xukuumadda cusub ee uu soo dhisi doono in aanu ku soo darin xubnaha golaha Wasiiradda ee Xukuumadda imika xilku ka dhamaaday ka midka ah, isaga oo sido kale ku la taliyey madaxweynaha la doortay in uu dhiig cusub iyo dhalinyar karti iyo aqoon qaranka ugu shaqaysa sida \u00a0Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Sland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo kale xukuumaddiisa ku soo dhiso kuna soo daro, waxaanu xildhibaanku ku hanjabay hadii lagu soo daro wasiiraddii hore golaha wasiiradda ee cusub ay Baarlamaanku daaqada ka tuuri doonaan oo aanay ansixin dooni wasiir hore loo bartay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac)\u00a0 oo madaxweynaha la doortay ee Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi kula taliyey in aanu wasiiraddii xukuumadda hada xilku ka sii dhamaanayo ka tirsanaa xukuumaddiisa cusub xilal uga magacaabin waxa uu yidhi \u201cWalaahi mujaahidka Madaxweynuhu md \u00a0Muuse Biixi Cabdi \u00a0ilaa hada aad iyo aad ayuu u wanaagsan yahay, waxaan kula talinlahaa dhiig cusub ayaa loo baahan yahay oo dhalinyaro ah oo nimankii wasiiradda ahaan jiray ee aynu garaneyno ee dhiig miiratada ahaa waa dhiig miirato ayey ahaayeen waa in aanu madaxweynuhu kuwa waxba inagaga soo celinin anigu Inanta Samsam la hadh ayaan odhanlahaa oo Samsam na dooni maayo ayey tidhi (Xilka Wasiirnimo), waa in Madaxweynuhu uu dhalinyar 25 Jir yarka Sharmarke Geelle oo kale oo waddanka u shaqaynaaya waa in uu keeno meesha oo aanu qabiil u kala eegin oo sida uu Madaxweyne Muuse Biixi sheegay waa runtii ee hadii qabiil qudha la wada siiyo 40-ka ama 30-ba qaar ayuumba qatan\u201d<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Md Axmed (Nacnac) waxa uu intaasi ku daray hadii madaxweynaha la doortay ee Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu wasiiraddii hore xilal uga magacaabo xukuumaddiisa cusub in aanay Baarlamaan ahaan ansixin doonin waxaanu yidhi \u201cWaxaan kula talinlahaa aniga oo golaha Xildhibaanadda Baarlamaanka ka mida hadii uu Madaxweynaha cusub dawladda uu soo dhisaayo uu kuwii hore ee Wasiiradda ahaa soo celiyo ansixin mayno ha ogaado kuwii hore imikaba ansixin mayno hadii mid kaliya laga soo celiyo ma ansixinayno ayaanu leenahay\u201d<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_pe_d _pe_62\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_05\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_k\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_qc_F ms-bg-color-white _qc_G\">\n<hr class=\"_qc_B\" \/>\n<div class=\"_qc_y ms-border-color-neutralLight _qc_z\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa Madaxweynaha cusub ee \u00a0Somaliland loo doortay mudane Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyey talooyin muhiim ah kuwaasi oo ay ka mid tahay in aanu soo celinin dawlad aanay ku jirin oo uu ka reebo xubnihii golaha wasiiradda ee Somaliland, isla markaana isaga oo tusaale u soo qaatay \u00a0in Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33530,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/xildhibaan-nacnac4.png?fit=500%2C368&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ave","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40377,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40376\/revisions\/40377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}