{"id":4036,"date":"2015-01-15T16:17:09","date_gmt":"2015-01-15T16:17:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4036"},"modified":"2015-01-15T16:17:09","modified_gmt":"2015-01-15T16:17:09","slug":"xabsiga-guwantanamo-oo-laga-siidaayey-maxaabiis-horleh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/xabsiga-guwantanamo-oo-laga-siidaayey-maxaabiis-horleh\/","title":{"rendered":"Xabsiga Guwantanamo oo laga siidaayey maxaabiis horleh"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-177791\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/maxaabiista_guwantanamo2015.jpg?resize=650%2C375\" alt=\"maxaabiista_guwantanamo2015\" width=\"650\" height=\"375\" \/><br \/>\n<strong>Dowlada Maraykanka ayaa xabsiga ku yaal jasiirada Kuba ee Guwantanamo ka siideysay 5 nin oo kamid ahaa maxaabiista halkaasi lagu hayey muddo 10 sano ka badan.<\/strong><\/p>\n<p>Ragga todobaadkan lasiidaayey ayaa dhamaantood asal ahaan kasoo jeeda dalka Yemen, kuwaasi oo hada loo qaaday dalka Estonia oo hal maxbuus qaxootinimo u qaabishay halka 4ta kale ee maxbuus uu qaabilay dalka Cumaan.<\/p>\n<p>Dowlada Maraykanka ayaa bilihii lasoo dhaafay olole ugu jirtay in ay hesho wadamo qaabila maxaabiista lagu hayo xabsiga Guwantanamo ee lagu waayey wax danbi ah, xabsigaasi ayey hada ku jiraan maxaabiis gaareysa 121.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa horey u sheegay inuu doonayo inuu xabsigaasi xiro inta uusan xilka ka degin, wallow xisbiga Jamhuuriga ah ee Maraykanka uu ku baaqay inaan lagu deg degin siideynta maxaabiista weli ku xiran xabsigaasi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa xabsiga ku yaal jasiirada Kuba ee Guwantanamo ka siideysay 5 nin oo kamid ahaa maxaabiista halkaasi lagu hayey muddo 10 sano ka badan. Ragga todobaadkan lasiidaayey ayaa dhamaantood asal ahaan kasoo jeeda dalka Yemen, kuwaasi oo hada loo qaaday dalka Estonia oo hal maxbuus qaxootinimo u qaabishay halka 4ta kale ee maxbuus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4037,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-136","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4036"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4036\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}