{"id":4033,"date":"2015-01-15T16:13:33","date_gmt":"2015-01-15T16:13:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4033"},"modified":"2015-01-15T16:13:33","modified_gmt":"2015-01-15T16:13:33","slug":"dowladaha-kenya-iyo-masar-oo-soomaaliya-ka-taageeray-amniga-iyo-la-dagaalanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/dowladaha-kenya-iyo-masar-oo-soomaaliya-ka-taageeray-amniga-iyo-la-dagaalanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Dowladaha Kenya iyo Masar oo Soomaaliya ka taageeray Amniga iyo la dagaalanka Argagixisada"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-177781\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ciidan-12.jpg?resize=650%2C451\" alt=\"ciidan 12\" width=\"650\" height=\"451\" \/><\/p>\n<p>Dowladaha Masar iyo Kenya ayaa si wada jir ah u sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka tageerayaan amniga iyo ladagaalanka kooxaha argagixisada sida Al-shabaab.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Wasiirada Arrimaha dibada Dalalka Kenya Aamnio Maxamed iyo Masar oo ah Sameh Soukry ayaa heshiis ay wadagaleen oo ku saabsan arrimaha dalalkaas ayaa sidoo kale lagu heshiiyey in dalka Soomaaliya ay kawada taageera amniga iyo dagaalka argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<p>Kulankooda ayey ku sheegeen in dowladda federaalka ay u baahan tahay gacan wax kala qabata amniga sidaas ay qalabayn iyo tababaro siinayaan ciidamada dowladda federaalka iyagoo heshiiskooda ku cadeeyey in ay sidoo kale dhiiri gelinayaan la dagaalanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibada dalka Kenya Aamino Maxamed ayaa sheegtay in Kenya ay Soomaaliya uga mid yihiin howl galka AMISOM deegaamo badan ka saareen Ururka Al-shabaab hada ay sidoo kale ku siijeedaan deegaamada ku harsan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa dowladda Kenya amaanay wasiirka arrimaha dibadda Masar Sameh Soukry oo sheegay in Kenya ay u dhabar adaygtay sidii Soomaaliya nabad looga dhalin lahaa taasna ay Masar ka qayb qaadanayso iyadoo dowladda Kenya iyo Soomaaliya mid dhankiisa utaageerayso<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Masar iyo Kenya ayaa si wada jir ah u sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka tageerayaan amniga iyo ladagaalanka kooxaha argagixisada sida Al-shabaab. Wasiirada Arrimaha dibada Dalalka Kenya Aamnio Maxamed iyo Masar oo ah Sameh Soukry ayaa heshiis ay wadagaleen oo ku saabsan arrimaha dalalkaas ayaa sidoo kale lagu heshiiyey in dalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4034,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-133","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4033"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4033\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}