{"id":40318,"date":"2017-11-25T18:13:31","date_gmt":"2017-11-25T18:13:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40318"},"modified":"2017-11-25T18:13:31","modified_gmt":"2017-11-25T18:13:31","slug":"sideed-ku-dhisi-kartaa-naftaada-10-steps-wq-eng-mahbuub-hussein-ismail-mrburao","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/25\/sideed-ku-dhisi-kartaa-naftaada-10-steps-wq-eng-mahbuub-hussein-ismail-mrburao\/","title":{"rendered":"Sideed Ku dhisi Kartaa Naftaada 10 Steps : W:Q\/ Eng  Mahbuub Hussein Ismail  (MrBurao)"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka\u00a0 iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , \u00a0ama uu hore umariyo si uu u noqdo qof maamuus leh, sidaas darted waxaan jecleestay in aad ila wadaagtaan 10 step oo aan is idhi hadii uu qofka raba in uu Naftiisa Horemariyo uu ku dhaqmo gaadhi doono Goalkiisa ama Hadafkiisa Horumarineed, xxxxxxxx Qodobadiina waa Sidan:-<\/p>\n<div>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"right\"><a target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\" name=\"x__GoBack\"><\/a>25\/11\/2017<\/p>\n<\/div>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\"><b>1.\u00a0\u00a0 <\/b><b>Samayso ama Dhiso xiriir wanagsan bulshada kugu xeeran,<\/b> si ay kuu garab istaagaan marka aad la kulantid caqabad, am aad u baahatid.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>2.\u00a0 <\/b><b>Markasta ku dadaal<\/b> in aad naftaada ka dhigtid mid daacad ah oo dibicsan.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>3.\u00a0 <\/b><b>Isku day in aad dhoola cadaysid<\/b> ama aad weji furfurnaatid marka aad ku dhexjirtid bulshadda.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>4.\u00a0 <\/b><b>Baro ashyaa cusub Maalin kasta<\/b>, si aad u korisid maskaxdaada, adigoo badsanaya dalxiisyada, daawashaada televisionada waxbrashadda ama taariikhda ka warama, iyo idacadahaba., si aad additional Knowledge u heshid.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>5.\u00a0 <\/b><b>Isku day in aad ku Qanacdid waxa yare<\/b> e aad nolosha ku haysatid, ee uu Eebe \u201c<b><i>Subxaana watacaalaa Kusiiyaya\u201d<\/i><\/b> Si laguugu Kordhiyo uguna gaadhid Galadda wayn, Badsana samirka si noloshaadu u sinaato.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>6.\u00a0 <\/b><b>Ha isku dayin weligaa in aad Xiriir Baa-biisid,<\/b> balse isku day weligaa in aad xiriir sanaysid, waayo xiriirkasta oo samaysid waxa uu ka qaybqaadanayaa Cimri dherrerkaaga,<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>7.\u00a0 <\/b><b>Badso Hadalada Kiisa Wanaagsan,<\/b> Yaraysana Hadalada kiisa Qalafsan, si aad u noqotid qof la xiiseeyo.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>8.\u00a0 <\/b><b>Weligaa Hore usoco,<\/b> wixii tagay way tageen, waxa manta joona waa waxaad qacanta ku haysid,\u00a0 Mustaqbalka wixii aad heli lahydna waa murayadii beri.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\"><b>9.\u00a0 <\/b><b>In aad tidhaahdid \u201cMAYA\u201d<\/b> <b>maahan wax xun,<\/b> Maya macnaheedu waxa weeyaaan in aadan adigu ku qanacsanayn xaalad, taas macnaheedu maahan in aad u isticmaashi Rule ka #2 ee aanu kor ku soo sheegnay in aad fikirkaaga ku afkeeeb qabatid.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpLast\"><b>10. <\/b><b>Xasuuso weligaa sadex waxyaalood:<\/b> <i>waxqabadkaaga, Rajadaada, iyo Guushaadaa, Waayo <b>waxqabadkaagu <\/b>waxa uu ka turjumayaa Dhiiri gelintaada, <\/i><b>Rajadaadana<\/b><i> waxa ay ka turjumaysaa Hamigaaga nololeed, <\/i><b>Guushaadu<\/b><i> waxa ay ka turjumaysaa Nasiibkaaga kiisa wacan.<\/i><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hadaba Akhristoow Hadii aad Tahay qof Jecel in uu Naftiisa Horemariyo am uu noqdo qof ay bulshadu wada jecelyihiin , oo noloshiisa development waxa loo yaqan ku sameeya.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Gabagabadii maqaalkayga oo noqondoona mid taxanaa aanan uga hadlidoono insha alah nolosha qeebheeda kala duwan sida(Siyaasada, Waxbarashada,guurka,jacaylka,iyo sida uu qof kasta oo inaga mid ah u dhisi karo noloshiisa hadaba heerka uu karaba isagoo marnaba ka tagayn Tawakalka Ale.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.islamiyyat.com\/elsh3rawy\/sharawy1\/albakara\/045.htm\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\"><em><span dir=\"RTL\" lang=\"AR-SA\">\u0648\u064e\u0627\u0633\u0652\u062a\u064e\u0639\u0650\u064a\u0646\u064f\u0648\u0627\u0652 \u0628\u0650\u0627\u0644\u0635\u064e\u0651\u0628\u0652\u0631\u0650<\/span><\/em><span dir=\"RTL\" lang=\"AR-SA\"> \u0648\u064e\u0627\u0644\u0635\u064e\u0651\u0644\u0627\u064e\u0629\u0650 \u0648\u064e\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0647\u064e\u0627 \u0644\u064e\u0643\u064e\u0628\u0650\u064a\u0631\u064e\u0629\u064c \u0625\u0650\u0644\u0627\u064e\u0651 \u0639\u064e\u0644\u064e\u0649 \u0627\u0644\u0652\u062e\u064e\u0627\u0634\u0650\u0639\u0650\u064a\u0646\u064e<\/span><\/a> )<\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><b>Waad Mahadsantihiin<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><b>Mahbuub Hussein Ismail<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><b>Email:\u00a0<a href=\"mailto:engmahbuub@gmail.com\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">engmahbuub@gmail.com<\/a>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<wbr \/>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><b>Tell: 063-4331708 \/ 065-9309754\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><b>Burao Somaliland<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-m_6968422593998614362gmail-Achievement\" align=\"left\"><span style=\"color: #000000; font-family: 'Maiandra GD', sans-serif;\"><b><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MrBura0\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">https:\/\/www.facebook.com\/<wbr \/>MrBura0<\/a><\/b><\/span><\/p>\n<div><span style=\"color: #000000; font-family: 'Maiandra GD', sans-serif;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraph\">.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka\u00a0 iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40319,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-40318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/maqaal.jpg?fit=249%2C304&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aui","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40318"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40321,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40318\/revisions\/40321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}