{"id":40309,"date":"2017-11-25T13:01:34","date_gmt":"2017-11-25T13:01:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40309"},"modified":"2017-11-25T16:10:35","modified_gmt":"2017-11-25T16:10:35","slug":"shirkada-caalamiga-ah-ee-dahabshiil-oo-dhisma-cusub-ku-soo-kordhisay-cisbitaalka-madiina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/25\/shirkada-caalamiga-ah-ee-dahabshiil-oo-dhisma-cusub-ku-soo-kordhisay-cisbitaalka-madiina\/","title":{"rendered":"Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Dhisma Cusub Ku Soo Kordhisay Cisbitaalka Madiina"},"content":{"rendered":"<div id=\"m2722\" class=\"mail-message expanded\">\n<div class=\"mail-message-header spacer\">Muqdisho(AN):-Shirkada Dahabshiil Group Aya Qalabeyn Iyo Dhisma Cusub Ku Sameysay Qaybta Baxnaanada Ee Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho<\/div>\n<div class=\"mail-message-content collapsible zoom-normal mail-show-images m15ff1c138ac13532\">\n<div class=\"clear\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div id=\"m_-7834623276170625392divtagdefaultwrapper\" dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div id=\"m_-7834623276170625392x_divtagdefaultwrapper\" dir=\"ltr\">\n<p>Waxana Xadhiga Ka Jaray Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabat Cabdi Maxamed Iyo Masuuliyiin Ka Socday Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil<\/p>\n<div class=\"m_-7834623276170625392x_td-g-rec m_-7834623276170625392x_td-g-rec-id-content_inlineleft\"><\/div>\n<p>Waxana Ugu Horeyn Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf Ayana Waxa Uu Mahad Celiyey Shirkada Dahabshiil Group Waxanu Sheegay Inay Baahi Weyn U Qaban Dhismaha Iyo Qalabeynta Ay Shirkada Dahabshiil Ku Sameysay Cusbitalka Madiina Ee Qaybta Baxnaanada<\/p>\n<p>Dr Maxamed \u201cQaybtan Waxa Noo Sameysay Oo Nogu Deeqay Shirkada Dahabshiil Qaybtani Waxanay Hore U Marinaysa Daryeelka Caafimaad Oo\u00a0 Aanu Siino Bukaaanada Wxanay Ka Mid Tahay Qaybo Is Daba Joog Ah Oo Soo Socda, Marka Guddoommiye Waxanu U Mahad Celinaynah Adiga Iyo Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Group<\/p>\n<p>Xasan Cabdi Cawad Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Group Ee Konfurta Iyo Bartamaha Somaliya Aya waxa U Sheegay Inay Shirkado Diyaar U Tahay Inay Markastaba Daboosho Baahiyaha Ay Qaban Bulshada<\/p>\n<p>Waxanu Sheegay In Qaybta Baxnaanada Ee Cusbitaalka Madiina Ay Iyagu Qacan Weyn Ka Geystaan Dhisma Ahan Iyo Qalabeyn Waxanu U Sheegay Inay Hada Bilaabayeen Dhismaha Keydka Dhiiga<\/p>\n<p>Xasan Cabdi Cawad Waxanu Maanta Ku Wareejinayna Cusbitaalka Qaybti Xanaanada Oo Sariirihi Iyo Qalabkiiba Aad Aragtaan oo wixi ay u Baahnad Loo Dhamystiray Waxana Ka Go,an Shirkada Dahabshiil Inay Maalaha Umada Baahidoodo ay u jilicsantahay Inay Taageerto<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WoXXsQkTpMQ\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Shirkada Dahabshiil Group Aya Qalabeyn Iyo Dhisma Cusub Ku Sameysay Qaybta Baxnaanada Ee Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Waxana Xadhiga Ka Jaray Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabat Cabdi Maxamed Iyo Masuuliyiin Ka Socday Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Waxana Ugu Horeyn Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf Ayana Waxa Uu Mahad Celiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/muq.png?fit=536%2C332&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-au9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40313,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40309\/revisions\/40313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}