{"id":4029,"date":"2015-01-15T15:57:01","date_gmt":"2015-01-15T15:57:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4029"},"modified":"2015-01-15T15:57:01","modified_gmt":"2015-01-15T15:57:01","slug":"turkiga-netenyahu-waxna-ma-dhaamo-argagaxisadii-paris","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/turkiga-netenyahu-waxna-ma-dhaamo-argagaxisadii-paris\/","title":{"rendered":"Turkiga Netenyahu Waxna ma dhaamo Argagaxisadii Paris"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-177815\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ahmet-davutoglu2015.jpg?resize=625%2C424\" alt=\"ahmet-davutoglu2015\" width=\"625\" height=\"424\" \/><br \/>\n<strong>Raysalwasaaraha Turkiga Axmed Dovutoglu ayaa sheegay in dhigiisa Isra \u2018ii uusan waxna ka duwaneyn labadii wiil ee walaalaha ahaa Kouachi ee geystay weeraradii ka dhacay magaalada Paris ee dalka France.<\/strong><\/p>\n<p>\u201c\u2026Weeraradii ka dhacay Paris waxay ahaayeen kuwo lid ku ah Bini\u2019aadamnimada, sidaas oo kale ayey Isra\u2019iil u xasuuqtay caruurtii banooniga ku ciyaarayey xeebaha magaalada Gaza iyo kumanaan kale oo la dilay, guryo la baabi\u2019iyey iyo waliba dadkii gargaarka uu waday Gaza ee la xasuuqay\u2026.\u201d ayuu yiri Raysalwasaaraha Turkiga Axmed oo kamid ahaa hogaamiyayaashii Axadii hore booqday dalka France kadib weeraradii Paris ka dhacay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysalwasaaraha Turkiga Axmed Dovutoglu ayaa sheegay in dhigiisa Isra \u2018ii uusan waxna ka duwaneyn labadii wiil ee walaalaha ahaa Kouachi ee geystay weeraradii ka dhacay magaalada Paris ee dalka France. \u201c\u2026Weeraradii ka dhacay Paris waxay ahaayeen kuwo lid ku ah Bini\u2019aadamnimada, sidaas oo kale ayey Isra\u2019iil u xasuuqtay caruurtii banooniga ku ciyaarayey xeebaha magaalada Gaza [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4030,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-12Z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4029"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4029\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}