{"id":40248,"date":"2017-11-22T17:53:35","date_gmt":"2017-11-22T17:53:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40248"},"modified":"2017-11-22T17:55:13","modified_gmt":"2017-11-22T17:55:13","slug":"degdaawo-masuul-ka-dhoofayey-madaarka-hargaysa-oo-ciidamadu-xabsiga-dhigeen-iyo-xisbiga-mucaaridka-ee-waddani-oo-si-adag-ugahadlay-xadhigaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/22\/degdaawo-masuul-ka-dhoofayey-madaarka-hargaysa-oo-ciidamadu-xabsiga-dhigeen-iyo-xisbiga-mucaaridka-ee-waddani-oo-si-adag-ugahadlay-xadhigaas\/","title":{"rendered":"Deg Daawo  Masuul Ka Dhoofayey  Madaarka Hargaysa  Oo Ciidamadu Xabsiga Dhigeen Iyo Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Si Adag Ugahadlay Xadhigaas"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN) Xukuumadda ayaa xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee wasaaradda dekedaha somaliland isla markaana ah masuul ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee waddani<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masuulkan oo doonaayay inuu ka dhoofo garoonka hargaysa ayaa ciidamadda lagu amray inay qabtaan waxaana komishanka doorashooyinku sheegeen in uu cadeeyo halka uu ka keenay buugii warbaahinta u soo bandhigeen xisbiga mucaaradka ah ee waddani<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masuulkan la xidhay ayaa somaliland doonayay inuu ka dhoofo madaama laga guulaystay ayaa ilaa iminka komishanku waxa ay ka doonayaan sababta iyo sida uu ku helay buugan cidii u fudaydisay waxaana laga yaaba inuu arinku maxakamad gaadho hadii uu waxba cadayn waayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale Waxa kahadlay Xadhiga Masuulkan Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ee Xisbiga Waddani Xil C\/qaadir Jirde<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/P5ZzFvEcJq8\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN) Xukuumadda ayaa xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee wasaaradda dekedaha somaliland isla markaana ah masuul ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee waddani &nbsp; Masuulkan oo doonaayay inuu ka dhoofo garoonka hargaysa ayaa ciidamadda lagu amray inay qabtaan waxaana komishanka doorashooyinku sheegeen in uu cadeeyo halka uu ka keenay buugii warbaahinta u soo bandhigeen xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40035,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/wadd1.jpeg?fit=297%2C170&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ata","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40248"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40250,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40248\/revisions\/40250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}