{"id":40194,"date":"2017-11-21T18:09:15","date_gmt":"2017-11-21T18:09:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40194"},"modified":"2017-11-21T18:19:18","modified_gmt":"2017-11-21T18:19:18","slug":"deg-deg-daawo-musharrax-xisbiga-waddani-ciro-oo-natiijadii-komishanka-doorashada-aqbalay-goaankii-horena-dib-ugalaabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/21\/deg-deg-daawo-musharrax-xisbiga-waddani-ciro-oo-natiijadii-komishanka-doorashada-aqbalay-goaankii-horena-dib-ugalaabtay\/","title":{"rendered":"Deg Deg Daawo Musharrax Xisbiga Waddani Ciro Oo Natiijadii Komishanka  Doorashada  Aqbalay ,Goaankii Horena Dib Ugalaabtay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa hada soo gaba gabeeyey shir saacadihii ugu dambeeyey uga socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.<br \/>\nMurashax Cabdiraxmaan Cirro oo markii shirku dhamaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in isaga oo eegaya danta shacabka somaliland uu qaatay natiijada doorashada.Shirkan oo masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ay kaga arinsanayeen natiijada ay saluugeen ee ka soo baxday guddida doorashooyinka somaliland ayey ugu dambayn sheegeen inay qaataan.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo u tudhaya shacabka, nabad galyada qaranka oo aanan ogolayn la daadiyo dhiiga shacabkayga waxaan qaatay natiijada doorashada.\u201dayuu yidhi murashax Cirro<\/p>\n<p>Halkan Kadaawo Shirka Jaraaid<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/on8L4wikveE\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa hada soo gaba gabeeyey shir saacadihii ugu dambeeyey uga socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo markii shirku dhamaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in isaga oo eegaya danta shacabka somaliland uu qaatay natiijada doorashada.Shirkan oo masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ay kaga arinsanayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciro.png?fit=485%2C394&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-asi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40194"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40198,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40194\/revisions\/40198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}