{"id":40169,"date":"2017-11-21T14:01:08","date_gmt":"2017-11-21T14:01:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40169"},"modified":"2017-11-21T14:01:08","modified_gmt":"2017-11-21T14:01:08","slug":"degdeg-komishanka-doorashooyinka-qaranka-oo-ku-dhawaaqay-in-madaxweynenimada-somaliland-uu-ku-guulaystay-mudane-muuse-biixi-cabdi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/21\/degdeg-komishanka-doorashooyinka-qaranka-oo-ku-dhawaaqay-in-madaxweynenimada-somaliland-uu-ku-guulaystay-mudane-muuse-biixi-cabdi\/","title":{"rendered":"DEGDEG: Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Hargeysa (AN )- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynaha shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo ka hka hadlayey madal Guddigu kaga dhawaaqday natiijada doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka 13-kii bishan November 2017, waxa uu shaaciyey in murrashaxiintii xisbiga KULMIYE ee jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka \u2013 Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Eng. Cabdiraxmaan Ismaaciil Cabdillaahi (Saylici) ay ku guulaysteen doorashada oo ay heleen codadkii ugu badnaa ee muwaadiniinta reer Somaliland ay dhiibteen.<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Komishanku waxay ku dhawaaqeen tirooyinka ay kala heleen saddexda xisbi qaran iyo murrashaxiintoodu oo kala ah sidanl;<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">\u00d8 <\/span><span lang=\"EN-US\">Xisbiga UCID waxa uu helay 23141, taas oo boqolay u dhiganta 4.17%<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">\u00d8 <\/span><span lang=\"EN-US\">Xisbiga KULMIYE waxa uu helay 305909, taasi oo boqolay u dhiganta 55.19%<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">\u00d8 <\/span><span lang=\"EN-US\">Xisbiga WADDANI waxa uu helay 226092, taas oo boqolay u dhiganta 40.73%.<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Marka la kala jaro tirooyinka ay kala heleen labada xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI waxa uu xisbiga KULMIYE dheeryahay oo guushu ku raacday codad tiradoodu dhan tahay 79,817 (toddobaatan iyo sagaal kun, siddeed boqol iyo toddoba iyo toban cod).<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN )- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynaha shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo ka hka hadlayey madal Guddigu kaga dhawaaqday natiijada doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Madaxweynaha-Shanaad-ee-JSL.jpg?fit=927%2C511&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-arT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40171,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40169\/revisions\/40171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}