{"id":4011,"date":"2015-01-15T15:15:01","date_gmt":"2015-01-15T15:15:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4011"},"modified":"2015-01-15T15:15:01","modified_gmt":"2015-01-15T15:15:01","slug":"daawo-burco-gudoomiyaha-garabka-haweenka-xisbiga-wadani-ee-gobolka-togdheer-oo-xilkii-iska-casishay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/daawo-burco-gudoomiyaha-garabka-haweenka-xisbiga-wadani-ee-gobolka-togdheer-oo-xilkii-iska-casishay\/","title":{"rendered":"Daawo Burco Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADANI Ee Gobolka Togdheer Oo Xilkii Iska Casishay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/aamina-saado-somalilandtoday-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4012\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/aamina-saado-somalilandtoday-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"aamina-saado-somalilandtoday-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Marwo: Aamina Xasan Samatar ( Aamina Saado) Ayaa Maanta Iska Casishay Xilkii iyo xubinamadii ay ka haysay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.<\/h2>\n<h2>Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Shirjaraa,id ku qabatay xafiiskeeda ayaa shaacisay in Maanta laga Bilaabo ay iska casishay xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaasi ay uhaysay, Waxaanay Marwo:Aamina Saado ay Ku Sababaysay is casilaadeedaasi inay Xisbiga kaga tagtay Qabyaalad Daba Dheeraatay oo Ragaadisay Xisbigaasi, Taasi Oo ay Sheegtay Inay U Adkaysan Weyday In Xisbigaasi ay kasii Hayso Xil kana sii Mid ahaato, <strong>Halka Ka Daawo Warkasi Oo Faahfaahsan.<\/strong><\/h2>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/0jIejFAyoA4\" width=\"481\" height=\"280\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Marwo: Aamina Xasan Samatar ( Aamina Saado) Ayaa Maanta Iska Casishay Xilkii iyo xubinamadii ay ka haysay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Shirjaraa,id ku qabatay xafiiskeeda ayaa shaacisay in Maanta laga Bilaabo ay iska casishay xilkii iyo Xubinimadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-12H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4011"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4011\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}