{"id":4007,"date":"2015-01-15T15:09:18","date_gmt":"2015-01-15T15:09:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4007"},"modified":"2015-01-15T15:09:18","modified_gmt":"2015-01-15T15:09:18","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-caawa-cafis-u-fidiyey-xildhibaanno-ka-xidhan-golaha-deegaanka-borama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/madaxwayne-siilaanyo-oo-caawa-cafis-u-fidiyey-xildhibaanno-ka-xidhan-golaha-deegaanka-borama\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Cafis U Fidiyey Xildhibaanno Ka Xidhan Golaha Deegaanka Borama"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/M.Siilaanyo.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4008\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/M.Siilaanyo.jpg?resize=256%2C197\" alt=\"M.Siilaanyo\" width=\"256\" height=\"197\" \/><\/a>Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxwaynaha Somaliland, ayaa digreeto uu caawa soo saaray cafis ugu fidiyey laba xildhibaan oo ka mid ah Golaha deegaanka Borama, kuwaasi oo loo xidhay rabshado ka dhacay Borama.<\/h2>\n<h2>Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed u dhignaa sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0JSL\/M\/XERM\/249-2911\/012015,\u00a0uu cafis ugu fidiyey laba xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Boorama.<\/h2>\n<h2><strong>Madaxweynuhu:-<\/strong><\/h2>\n<h2>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0Qodobka 90aad, Xubintiisa 5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/h2>\n<h2>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0Qodobka 149aad ee Xeerka Ciqaabta Guud;<\/h2>\n<h2>Markuu Tixgeliyey: \u00a0Codsiga Cafiska ah ee Xildhibaanada halkan ku lifaaqan.<\/h2>\n<h2><strong>Wuxuu Go\u2019aamiyey<\/strong><\/h2>\n<h2>In uu cafis gaar ahaaneed u fidiyo maxaabiista Xildhibaan Xasan Muxumed Cumar iyo iyo Xildhibaan Ibraahin Axmed Liibaan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Boorama.<\/h2>\n<h2><strong>\u00a0ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/h2>\n<h2><strong>Axmed \u00a0Saleebaan \u00a0Maxamed (Dhuxul)<\/strong><\/h2>\n<h2><strong>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxwaynaha Somaliland, ayaa digreeto uu caawa soo saaray cafis ugu fidiyey laba xildhibaan oo ka mid ah Golaha deegaanka Borama, kuwaasi oo loo xidhay rabshado ka dhacay Borama. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed u dhignaa sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0JSL\/M\/XERM\/249-2911\/012015,\u00a0uu cafis ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4008,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-12D","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4007"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4007\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}