{"id":40044,"date":"2017-11-16T16:11:36","date_gmt":"2017-11-16T16:11:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40044"},"modified":"2017-11-16T16:14:05","modified_gmt":"2017-11-16T16:14:05","slug":"war-deg-degarabshado-ka-bilaamay-gobolka-togdheer-iyo-dhalinyaro-gadoodsan-oo-isugu-soo-baxay-qaar-kamida-fagaarayaasha-wadooyinka-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/16\/war-deg-degarabshado-ka-bilaamay-gobolka-togdheer-iyo-dhalinyaro-gadoodsan-oo-isugu-soo-baxay-qaar-kamida-fagaarayaasha-wadooyinka-burco\/","title":{"rendered":"War Deg Dega:Rabshado Ka Bilaamay Gobolka Togdheer Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo Isugu Soo Baxay Qaar Kamida Fagaarayaasha Wadooyinka Burco"},"content":{"rendered":"<p>Burco(AN):-War Deg Dega:Rabshado Ka Bilaamay Gobolka Togdheer Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo Isugu Soo Baxay Qaar Kamida Fagaarayaasha Wadooyinka Burco.<\/p>\n<p>Magaalada Burco Ayaa Goor Dhoweyd Waxaa Ka Bilaamay Rabshado Ay Dhigayaan Dhalinyaro Kamida Taageerayaasha Xisbiga WADDANI,Dhalinyarada \u00a0Mudahaardka Ayaa Ka Gadooday Hadal Maanta Kasoo Baxay Masuuliyiinta Xisbiga WADDDANI Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Natiijada Komishanka Doorashooyinka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada Policeka Somaliland Iyo Taageerayaasha Banaan Baxa Dhigaaya Ayaa Fooda Is Daray,Waxaanay Ciidamadu Rasaas Ku Kala Dirayaan Dadkaas Samaynaaya Banaan Baxa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taageerayaashan Waxay Iskugu Soo Baxeen,Baraxada Weyn Ee Loo Yaqaano Siirooga Burco Oo Kamida Goobaha Ay Ku Badan Yihiin Taageerayaasha Xisbiga WADDANI,Dhalinyarada Gadoodsan Ayaa Ku Dhawaaqaya Hadalo Ay Ku Sifaynayaan Qaabka Ay Ugu Muuqato Doorashada Ka Qabsoontay Dalka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN):-War Deg Dega:Rabshado Ka Bilaamay Gobolka Togdheer Iyo Dhalinyaro Gadoodsan Oo Isugu Soo Baxay Qaar Kamida Fagaarayaasha Wadooyinka Burco. Magaalada Burco Ayaa Goor Dhoweyd Waxaa Ka Bilaamay Rabshado Ay Dhigayaan Dhalinyaro Kamida Taageerayaasha Xisbiga WADDANI,Dhalinyarada \u00a0Mudahaardka Ayaa Ka Gadooday Hadal Maanta Kasoo Baxay Masuuliyiinta Xisbiga WADDDANI Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Natiijada Komishanka Doorashooyinka &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-apS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40045,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40044\/revisions\/40045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}