{"id":4004,"date":"2015-01-15T15:07:09","date_gmt":"2015-01-15T15:07:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4004"},"modified":"2015-01-15T15:07:09","modified_gmt":"2015-01-15T15:07:09","slug":"sharci-liddi-ku-ah-qorshaha-obama-ee-dadka-bilaa-sharciga-ah-oo-la-ansixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/sharci-liddi-ku-ah-qorshaha-obama-ee-dadka-bilaa-sharciga-ah-oo-la-ansixiyey\/","title":{"rendered":"Sharci Liddi Ku Ah Qorshaha Obama Ee Dadka Bilaa Sharciga Ah Oo La Ansixiyey"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/141003014319_obama_hispanics_624x351_epa.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4005\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/141003014319_obama_hispanics_624x351_epa-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"141003014319_obama_hispanics_624x351_epa\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Golaha wakiilada Mareykanka ayaa meel mariyay sharci xagal daacin doono hanaanka socdaalka ee madaxweyne Obama uu dhawaan ku dhawaaqay.<\/h2>\n<h2>Hindise-sharciyeedkan ayaa waxbo kama jiraan ka dhigaya amarka madaxweyne Obama ee sida ku meel gaadhka ah loogu ogolaanayo in ay dalka ku sii noolaadaan oo aan la musaafurinin ku dhawaad afar milyan oo qof oo sharci la\u2019aan ku jooga dalka mareykanka.<\/h2>\n<h2>Sharcigaasi ayaa wali u baahan in la hor geeyo aqalka senate-ka si loo ansixiyo, waxaana durbaba uu aqalka cad ee mareykanka ku hanjabay in uu codka diidmada qayaxan kala hor tagi doono hindise-sharciyeedkaasi.<\/h2>\n<h2>Balse tallaabadaasi ay qaadeen xildhibaanada jamhuuriga ayaa wali ah mid wax ku ool ah maadaamaa ay muujinayso sida ay uga go\u2019antahay in ay ku gacan seyraan amarka ka soo baxaya madaxweyne Obama.<\/h2>\n<h2>Waxa ayna rumeysan yihiin in madaxweynuhu uu ku tagri falay awooddiisa kaddib markii uu bishii November ee sanadkii tegay uu ku dhawaaqay isbadal dhanka hannaanka socdaalka dalkaasi<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha wakiilada Mareykanka ayaa meel mariyay sharci xagal daacin doono hanaanka socdaalka ee madaxweyne Obama uu dhawaan ku dhawaaqay. Hindise-sharciyeedkan ayaa waxbo kama jiraan ka dhigaya amarka madaxweyne Obama ee sida ku meel gaadhka ah loogu ogolaanayo in ay dalka ku sii noolaadaan oo aan la musaafurinin ku dhawaad afar milyan oo qof oo sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-12A","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4004"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4004\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}