{"id":39992,"date":"2017-11-15T13:26:58","date_gmt":"2017-11-15T13:26:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39992"},"modified":"2017-11-15T18:09:44","modified_gmt":"2017-11-15T18:09:44","slug":"daawo-daladda-sonsof-oo-ka-hadashey-doorashada-somaliland-qaabkay-udhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/15\/daawo-daladda-sonsof-oo-ka-hadashey-doorashada-somaliland-qaabkay-udhacday\/","title":{"rendered":"Warsaxafadeed:Dalada Sonsaf Oo Ka Hadashey Doorashada Somaliland Qaabkay Udhacday"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Daawo Dalada Sonsaf ayaa \u00a0Ka Hadashey Doorashada Somaliland Qaabkay Udhacday Xili ay Maanta ku soo bandhigeen Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa<br \/>\n<em><strong>Warsaxafadeed<\/strong><\/em><br \/>\nKormeerka Goob-joogayaasha Maxaliga ah ee Doorashada Dalka ka Qabsoontay 13\/11\/17<br \/>\nDoorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay Jamhuuriyadda Somaliland 13 Novembar 2017 Dalladda SONSAF waxay hawl gelisay 620 goob-jooge maxali ah,kuwaas oo loo kala diray 21 Degmo doorasho Dalka oo dhan iyadoo la gaadhay qiyaastii 41%(boqolkiiba) tirada guud ee goobaha cod bixnta.<br \/>\nShaqooyinka ay SONSAF u xil saarantahay ayaa waxa ka mid ah dhiiri gelinta Nabadda,xasiloonida,isla xisaabtanka iyo dawladd wanaagga oo Doorashooyinkuna ku jiraan.<br \/>\nShaqadii goobjoogayaasha maxaliga ah ayaa guud ahaan ku soo dhamaatay si guul ah,ka dib markii ay gaadheen goobaha loo asteeyay ee ay ka hawl gelayeen waxay soo weriyeen in Doorashadu ku bilaabantay si nabad gelyo ah iyadoo ku socotay jawi xasiloon ,goobahuna ay furmeen 90%(boqolkiiba) waqtigii loo asteeyay.<br \/>\nGoobjogayaasha SONSAF ee Maxaliga ah waxa kale oo ay qireen<br \/>\n\uf0b7 In goobuhu dhamaan si nabad-gelyo ah ku soo xidhmeen isla markaana tirintu ka bilaabantay.<br \/>\n\uf0b7 In qalabka loo adeegsanayay doorashada si habsami ah u gaadhay goobaha cod bixinta<br \/>\n\uf0b7 In goobaha ay ka kormeerayeen ku sugnaayeen wakiilo ka socda xisbiyada,hawl wadeenada komishanka,ciidamada iyo booqashooyin goobaha qaarkood ay ku marayeen goobjoogayaasha caalamiga ah.<br \/>\n\uf0b7 Dadka nugul,kuwa da\u2019ada ah iyo naafadu waxay ahaayeen kuwa laga caawinayo hab raaca doorashada.<br \/>\n\uf0b7 Xarumaha codaynta iyo goobaha kale ee cod bixinta waxay ahaayeen kuwo u diyaarsan si haboon.<br \/>\n\uf0b7 Bilaabistii tirinta codadka ma jirin wax shil ama caqabad ah oo ku yimi<br \/>\n\uf0b7 Ka qayb gal xoogan oo haweenku ugu soo baxeen codaynta ayaa isaguna ahaa waxyaabaha ay qabteen indhaha kormeerayaasha maxaliga ah.<br \/>\n\uf0b7 Waxa xusid mudan ka qayb galka dhaliyarada ee geedi socodka Doorashada, kuwaas oo qaatay kaalmo kala duwan sida; saraakiidha goobaha codaynta, kormeerayaal maxali ah iyo cod bixiyayaalba.<br \/>\n\uf0b7 Waxa dhacday in Goobaha qaar loo diiday in ay galaan Goob joogayaasha Maxaliga ah ama laga saaray, sidoo kalena loo diiday inay goob-joog ka ahaadaan tirinta codadka.<br \/>\n\uf0b7 Goobjoogayaasha SONSAF waxay soo sheegeen in Goobta sumaddeedu tahay #364-2 ee Dugsiga Sh. Cali Ibraahim masuul Xisbiga WADDANI ka tirsan goobta laga saaray. Waxa kale oo ay Goob joogayaashu sheegeen in Masuuliyiinta sare ee Guddida Doorashadu ka saareen Wakiilkii Xisbiga WADDANI goobta sumaddeedu tahay 365-2 ee Dugsiga Sh. Cali Ibraahim.<br \/>\nDiiwaan Gelinta cod bixyaha ayaa iyaduna noqotay waxtar muuqda oo geedi socdka doorashada iyo nidaamka codbixinta wax weyn ku soo kordhiyey doorkan.<br \/>\nWaxa jiri doonta warbixin intan ka faah-faahsan oo ka waramaysa hawlihii kormeerka iyo wixii tallobixin ah loona gudbin doono dhinacyada ay khusayso si mustaqbalka kor-uqaadis iyo horuumarin loogu sameeyo meelaha ay taabbanayso.<br \/>\nGebagebo<br \/>\nWarbixintan hordhaca ah oo ku salaysan hawlgal-kii Googjoogayaasha Maxaliga ah ee SONSAF waxay sheegaysaa in doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay 13.11.17 ay u dhacday si nabad-gelyo ah, nidaamsan isla markaana xor ah marka loo eego xeerarka iyo hab raacyada u yaal doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nSONSAF waxay ugu baaqaysaa xisbiyada siyaasada iyo Murashaxiintaba inay ixtiraamaan rabitaanka shacabka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ka dheeraadaan wax kasta oo dhaawici kara sumacdii wanaagsanayd ee dalka iyo dadkaba uga soo hoyatay doorashadan iyo kuwii horre uga qabsoomay Somaliland.<br \/>\nDaladda SONSAF waxay u mahad naqay isla markaana u hambalyaynay shacab weynaha Somaliland guusha ay ka gaadheen inay u dhacdo doorasho nabdoon.<br \/>\nWaxa kale oo SONSAF u mahada naqay Gudida Doorashooyinka, Hay\u2019adaha Amminga, Xisbiyada, Beesha Caalamka, Warbaahinta, Daneeyaysha Doorashooyinka iyo Cid kastoo gacan ku lahayd habsami u qabsoomida hawlaha doorashada.<\/p>\n<p><strong>Halkan Ka Daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PQNm-beplEE\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Daawo Dalada Sonsaf ayaa \u00a0Ka Hadashey Doorashada Somaliland Qaabkay Udhacday Xili ay Maanta ku soo bandhigeen Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa Warsaxafadeed Kormeerka Goob-joogayaasha Maxaliga ah ee Doorashada Dalka ka Qabsoontay 13\/11\/17 Doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay Jamhuuriyadda Somaliland 13 Novembar 2017 Dalladda SONSAF waxay hawl gelisay 620 goob-jooge maxali ah,kuwaas oo loo kala diray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28372,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/sonsaf.jpeg?fit=240%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ap2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39992"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40017,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39992\/revisions\/40017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}