{"id":3998,"date":"2015-01-15T15:01:11","date_gmt":"2015-01-15T15:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3998"},"modified":"2015-01-15T15:01:11","modified_gmt":"2015-01-15T15:01:11","slug":"pro-axmed-ismaaciil-samatar-oo-soo-bandhigay-saddex-qodob-oo-citiraafka-somaliland-caqabad-ku-ahkana-digay-shaqo-laaanta-dhalinyarada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/pro-axmed-ismaaciil-samatar-oo-soo-bandhigay-saddex-qodob-oo-citiraafka-somaliland-caqabad-ku-ahkana-digay-shaqo-laaanta-dhalinyarada\/","title":{"rendered":"Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Soo Bandhigay Saddex Qodob Oo Citiraafka Somaliland Caqabad Ku Ah,Kana Digay Shaqo La\u2019aanta Dhalinyarada"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/1ba3d64fe77dc6cede0ef0d8efaf890e_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3999\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/1ba3d64fe77dc6cede0ef0d8efaf890e_L-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"1ba3d64fe77dc6cede0ef0d8efaf890e_L\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a>Hargeysa (AN) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa iftiimiyay khatarta ka dhalan karta Shaqo la\u2019aanta haysata Dhalinyarada Somaliland. Waxa kale\u00a0 oo uu sheegay qodobo macquul ah oo hor taagan in Somaliland citiraaf dunida ka hesho.<\/p>\n<p>Prof-ka oo Arbacadii Khudbad u jeedinayay Ardayda wax ka bartay Machadka Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa ugu horayn Shaqo la\u2019aanta dhalinyarada ku masaalay Garnayl Qaraxii uuni u hadhsan yahay. Waxa uu ku taliyay inay haboontahay in shaqo abuur la sameeyo si dhaqaale xumada looga baxo.<\/p>\n<p>\u201cBoqolkiiba todobaatan Dhalinyarada Somaliland oo Shaqo la\u2019aan ah, da\u2019dooduna inta badan ka yar tahay 30 sanno jir, waa Garnayl Biinkii Nus ka baxay,markaa waa in Shaqo abuur la sameeyo. Haddii fakhrigu ina soo dhex galo oo qof walba quus istaago weynu Isnici inteenaa is-wada jeceli.Anniga iyo qoyskayga ayaa isnici, Marka Fakhrigu soo bato, Jacaylku daaqada ayuu ka boodaa isagoo dhagaha haysta\u201dayuu yidhi Prof. Axmed Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p>Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, waxa uu sheegay in marka la isku soo wada duubo Dawlad wanaagu ku imanayo dal haysta dad waxbartay,Dhaqaalena leh \u201cDawladda wanaagsan ama is-xukunka wanaagsan waxa uu dhaliyaa oo lagu gartaa qof qiyaastiisa la garto, waxaana lagu qiyaasayaa saddex qodob oo kala ah: 1. Maxaa Qofka Dakhli soo gala, waa dhaqaalihii iyo wixii la cunayay; 2. Qofkani wax ma qori karaa, haddii uu wax qori karo ama waxbartay ilaa halkee ayuu waxbartay? 3. Intee ayuu qofku noolaan karaa? Somaliland haddaad Eegto Qofku dhawr iyo afartan sanno ayuu ku gaboobayaa, Caalamka kalena meelaha qaar 80 Sanno ayuu qofku jirayaa Celcelis ahaan\u201d<\/p>\n<p>Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, waxa uu ka jawaabay Su\u2019aal Nuxurkeedu ahaa Caqbadaha Somaliland ka hor taagan inay Citiraaf hesho ama Dunida ku yeelato Saaxiibo la riixa Ictiraaf raadinta, waxaanu yidhi \u201cAniga siday ila tahay, Somaliland waxaa ka hortaagan inay Beesha Caalamka ka mid noqoto saddex qodob oo waaweyn waxaanay kala yihiin:-<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong>Somaliland Saddex iyo laabatankaas iyo badhkaas sanno ee ay jirtay Qorshe cad(Strategy Plan) oo Calaamadsan may samayn<\/strong>, haddaad dagaal galayso waa inaad samayso Qorshe Militari. Ha nala aqoonsado maaha Qorshe, waa inuu jiro Qorshe cad oo tifaftiran oo dood kasta oo lagaala horyimaado jabinaya oo dhinac walba laga eegay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong>Dadkii Qorshahaas qaadayay:- <\/strong>dee ma socoayso in Wasiir iyo Nin kale oo ag Ordayaa yidhaahdaan anagaa qaadayna.dadka qaadayaa waa inay noqdaan Koox aad dhistay oo qof walba yahay mid Waxbartay oo laga soo shaqeeyay oo calaamadsan.dee anigu ma arag Tiim sidaas ah oo la dhisay, mana soconayso Adduunyada ayaan doonayaa inaan soo malmalo iyo waxaan ahaanayaa Wasiir iyo qof kale oo la socda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><strong>Meelaha Qorshahaas la gaynayo waa in la yaqaan:<\/strong> Markaa waa in la garto halka la gaynayo maaha in qof walba Suudh intuu xidho yidhaa Citiraaf baan raadinayaa halka la gaynayana waan garanayaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu intaasi raaciyay in Arrimahaasina u baahan yihiin dhaqaale la galiyo. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Somalia hadda isku dayayso inay cabadayso Xidhiidhka Somaliland caalamka la yeelanayso taasina u baahan tahay in la iska hor qaado. Waxa uu sheegay inay suuro gal tahay in Somaliland Citiraaf ku heli karto ama ku kasban karto Xidhiidh wanaagsan oo caalamka la yeelato qorshaha Citiraaf raadineed ee Somaliland oo la cilmiyeeyo, lana Calaamadiyo cidda qaadaysa iyo meelaha la gaynayo ee lagula doodayo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa iftiimiyay khatarta ka dhalan karta Shaqo la\u2019aanta haysata Dhalinyarada Somaliland. Waxa kale\u00a0 oo uu sheegay qodobo macquul ah oo hor taagan in Somaliland citiraaf dunida ka hesho. Prof-ka oo Arbacadii Khudbad u jeedinayay Ardayda wax ka bartay Machadka Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa ugu horayn Shaqo la\u2019aanta dhalinyarada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3999,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-12u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3998"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3998\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}