{"id":39955,"date":"2017-11-12T14:16:20","date_gmt":"2017-11-12T14:16:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39955"},"modified":"2017-11-12T14:16:20","modified_gmt":"2017-11-12T14:16:20","slug":"daawo-madaxda-hayaddaha-amaanka-somaliland-oo-ku-dhawaaqay-in-amaanka-dalku-sugan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/12\/daawo-madaxda-hayaddaha-amaanka-somaliland-oo-ku-dhawaaqay-in-amaanka-dalku-sugan-yahay\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxda Hay\u2019addaha Amaanka Somaliland Oo  ku dhawaaqay In Amaanka Dalku Sugan Yahay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Madaxda Hay\u2019addaha Amaanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in nabad-gelyada dalka ee xuduudaha iyo gudahaba si buuxda loo sugayo maalinta beri oo loo dareerayo Doorashada Madaxtinimada.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in heegan la geliyey Ciidamada kala duwan ee Badda, Beriga iyo Milateriga.<\/p>\n<p>Cabdilaahi Fadal Iimaan Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, oo ugu horayn Shirka jaraa\u2019id ka hadlay, ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka laamaha Boolisku uga howl-gelayaan sugida nabad-gelyada.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Daawo:<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Mn61IOONdw4?ecver=1\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>Geesta kale Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani, ayaa isna sheegay in Ciidanka Milaterigu diyaar u yahay ka hortaga cid kasta oo isku dayda inay Carqaladayso habsamida Doorashada, waxaanu si gaar ah farriin ugu diray Maamulka Puntland oo uu tilmaamay inay dhaqdhaqaaq ka dhan ah Doorashada Somaliland ka\u00a0 abaabulayaan Deegaamada xuduudka.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Daawo:<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/z5xY9NWIh0Q?ecver=1\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhinaca kale, Magaalada Hargeysa ayaa si weyn looga dareemayaa diyaar-garowga Doorashada, waxaana\u00a0 maanta aad u\u00a0 yaraaday saxmada Gaadiidka ee gudaha magaalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Madaxda Hay\u2019addaha Amaanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in nabad-gelyada dalka ee xuduudaha iyo gudahaba si buuxda loo sugayo maalinta beri oo loo dareerayo Doorashada Madaxtinimada. Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in heegan la geliyey Ciidamada kala duwan ee Badda, Beriga iyo Milateriga. Cabdilaahi Fadal Iimaan Taliyaha Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39956,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/FAdal-taani-iyo-sulub.png?fit=500%2C281&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aor","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39955","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39957,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39955\/revisions\/39957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}