{"id":39897,"date":"2017-11-09T19:32:37","date_gmt":"2017-11-09T19:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39897"},"modified":"2017-11-09T19:32:37","modified_gmt":"2017-11-09T19:32:37","slug":"daawo-doodii-musharraxiinta-madaxweyne-ee-somaliland-oo-markale-fooda-isdaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/11\/09\/daawo-doodii-musharraxiinta-madaxweyne-ee-somaliland-oo-markale-fooda-isdaray\/","title":{"rendered":"Daawo Doodii Musharraxiinta Madaxweyne Ee Somaliland oo Markale Fooda Isdaray"},"content":{"rendered":"<p>HARGEYSA (AN)- Murashaxiinta Madaxweyne-nimada ee ku loollamaya Doorashada 13-ka bishan la filayo inay ka qabsoonto dalka, ayaa maanta markii labaad isaga hor yimi Dood Xaasaasi ah oo lagu falan-qeeyey Arrimo Badan oo ka mid ah barnaamij-siyaasadeedyada saddexda Xisbi Qaran.<\/p>\n<p>Murshaxiinta Xilka Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, KULMIYE Muuse Biixi Cabdi &amp; WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta mar kale Isku haleelay Dooddan oo ay wada-jir u qabsteen Telefishanka HCTV iyo Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, taas oo saddexda Murashaxba ay ku kaga jawaabayeen Su&#8217;aalo murashax kasta laga weydiiyey Wax-qabadka Xukuumaddiisa iyo Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga haddii uu talada dalka ku guulaysto.<\/p>\n<p>HALKAN KA DAAWO DOODDA OO ADIGU QIIMEYSO CIIDDA GUUSHU KU RAACDAY DOODDAN<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gec50W376Kc\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>HARGEYSA (AN)- Murashaxiinta Madaxweyne-nimada ee ku loollamaya Doorashada 13-ka bishan la filayo inay ka qabsoonto dalka, ayaa maanta markii labaad isaga hor yimi Dood Xaasaasi ah oo lagu falan-qeeyey Arrimo Badan oo ka mid ah barnaamij-siyaasadeedyada saddexda Xisbi Qaran. Murshaxiinta Xilka Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, KULMIYE Muuse Biixi Cabdi &amp; WADDANI [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39898,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/BBC.png?fit=408%2C227&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-anv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39899,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39897\/revisions\/39899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}