{"id":3973,"date":"2015-01-15T14:42:22","date_gmt":"2015-01-15T14:42:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3973"},"modified":"2015-01-15T14:42:22","modified_gmt":"2015-01-15T14:42:22","slug":"madaxwaynaha-sland-oo-xadhiga-ka-jaray-kaabado-loo-sameeyey-dooxa-magaalada-arabsiyo-soo-dhawayntii-madaxwaynaha-uu-kala-kulmay-bulshada-ku-dhaqan-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/15\/madaxwaynaha-sland-oo-xadhiga-ka-jaray-kaabado-loo-sameeyey-dooxa-magaalada-arabsiyo-soo-dhawayntii-madaxwaynaha-uu-kala-kulmay-bulshada-ku-dhaqan-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha S\/land oo xadhiga ka jaray kaabado loo sameeyey dooxa magaalada Arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Madaxweynaha Soomaaliland Axmad Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Saaka Xadhiga ka jaray Kaabad weyn oo kutaala Dooxa Arabsiyood.Madaxwayne Siilaanyo Ayaa aad loogusoo Dhaweeyay Magaalada arabsiyo ee Gobolka Gabilay .Madaxwaynah Soomaalialnd oo ay weheliyaan Xubno kamida golihiisa Wasiirada Xildhibaano iyo\u00a0Taliyaha booliska\u00a0Soomaalialnd,<!--more--><wbr \/>Dadweynaha\u00a0kudhaqan Magaalada Arabsiyo ayaa ilaasaaka\u00a0Utaagnaa Sidii ay usoo Dhawayn lahaayeen Madaxwaynahooda.Aakhirkii Markii uu soo\u00a0gaadhay Madaxwaynuhu Dooxa Magaalada\u00a0Arabsiyo Ayuu\u00a0Halkaa Xadhiga kaga jaray Kaabadii Waxaana\u00a0Madaxwaynaha Halkaa kala hadashay Gudoomiyaha Ururwaynaha\u00a0Now Arabsiyo Farduus Muxumad oo Ku amaantay Madaxwaynaha Waxqabadkiisa\u00a0Sheegtayna inuu madaxwaynuhu Kusuntan yahay Horumarka Waxa kaloo ay intaa ku dartay inuu Arabsiyana Madawaynuhu Kafuliyay wax la taaban karo,waxa kaloo isna halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Dagmada Arabsiyo oo Sheegay inuu kusoo Dhawaynayo Madawayanaha Dagmadii Arabsiyo isagoo Ku hadlaya afkii Dagmada\u00a0Guntii iyo gabagabadii waxsoo afMeeray\u00a0Madaxwaynenaha Jamhuuriyada Soomaaliland Axmad Maxamed Maxamuud siilaanyo oo Sheegay inuu Aad\u00a0uGu farax san yahay\u00a0sida ay usoo dhaweeyeen dadweynaha\u00a0reer arabsiyood una mahad naqayo intaa kadibna Wuxuu u amba baxay Xagaa iyo\u00a0gobolka awdal<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/18.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3974\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/18.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"1\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/22.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3975\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/22.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"2\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/32.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3976\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/32.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"3\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0<wbr \/><br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/52.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3978\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/52.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"5\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/72.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3979\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/72.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"7\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muuse Xuseen \u00a0Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Madaxweynaha Soomaaliland Axmad Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Saaka Xadhiga ka jaray Kaabad weyn oo kutaala Dooxa Arabsiyood.Madaxwayne Siilaanyo Ayaa aad loogusoo Dhaweeyay Magaalada arabsiyo ee Gobolka Gabilay .Madaxwaynah Soomaalialnd oo ay weheliyaan Xubno kamida golihiisa Wasiirada Xildhibaano iyo\u00a0Taliyaha booliska\u00a0Soomaalialnd,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3976,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-125","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3973"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3973\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}