{"id":3957,"date":"2015-01-14T14:59:02","date_gmt":"2015-01-14T14:59:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3957"},"modified":"2015-01-14T14:59:02","modified_gmt":"2015-01-14T14:59:02","slug":"waregeyska-charlie-hebdo-oo-dib-u-howlgalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/14\/waregeyska-charlie-hebdo-oo-dib-u-howlgalay\/","title":{"rendered":"Waregeyska Charlie Hebdo oo dib u howlgalay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/01\/09\/150109182941_france_riot_police_512x288_reuters_nocredit.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Magaalada Paris ayaa aad loo ilaalinaayaa<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Qiyaastii saddex milyan oo nuqul oo ah wargeyska maadeysiga ee dalka Faransiiska ee Charlie Hebdo ayaa maanta lagu iibinayaa guud ahaan caalamka oo dhan isbuuc kaddib markii rag hubeysan ay xafiiska wargeyskaasi ku dileen siddeed weriye iyo afar qof oo kale.<\/p>\n<p>Daabacaaddani cusub ee wargeyskani ayaa muujinaya sawir gacmeed laga sameeyay Nabi Muxammed Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaatee.<\/p>\n<p>Waxaa la rumeysan yahay in sawir gacmeedyo hore oo noocani ah ay sababeen weerarkaas dhiigga badan uu ku daatay.<\/p>\n<p>Daabacaadda cusub ee wargeyskani Charlie Hebdo ayaa wali ku sii adkeysanaya maadeysigiisa mararka qaar abuuraya carada ee ku soo baxa afar iyo tobankiisa bog ee sawir gacmeedyada af-lagaadada iyo faalooyinka looga looga shactireysto diinta, siyaasadda iyo dadka haya xilalka.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape full-width has-caption\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/625\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/01\/09\/150109031040_police_security_uk_512x288_getty_nocredit.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Militari iyo boolis ayaa meel kastoo Paris ah la dhigay<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Sawir gacmeedka laga sameeyay nabi muxameed Naxariis iyo Nabad Gelyo korkiisa ha ahaatee, oo hal ku dhig looga dhigay dhammaan waa la cafiyay ayaa dhaliyay dareen hor leh.<\/p>\n<p>Balse gudaha wargeyskani waxaa si naxariis darro ah loogu weerarayaa asal-raacnimada iyo munaafiqnimada.<\/p>\n<p>Charlie Hebdo ayaa caadiyan waxa uu ku soo baxaa ilaa lixdan kun oo nuqul balse haatan waxaa la daabacayaa ilaa saddex milyan oo nuqul, waxa uuna ku soo baxayaa ilaa lix luuqadood.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka ah in mar kale la daabaco sawir gacmeed laga sameeyay Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabad Gelyo korkiisa ha ahaatee, ayaa durbaba waxa uu keenay hanjabaado lagu daabacay bogagga baraha intarneedka ee kooxa islaamiyiinta iyo waliba cambaareyn ka timid dunida islaamka.<\/p>\n<p>Ammaanka dalkaasi Faransiiska ayaa aad loo xoojiyay iyada oo laga tusaale qaadanaya weerarkii isbuucii hore, waxaana haatan goobaha muhiimka ah gaaf-wareegaya kumanaan milatari iyo boolis hubeysan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Paris ayaa aad loo ilaalinaayaa Qiyaastii saddex milyan oo nuqul oo ah wargeyska maadeysiga ee dalka Faransiiska ee Charlie Hebdo ayaa maanta lagu iibinayaa guud ahaan caalamka oo dhan isbuuc kaddib markii rag hubeysan ay xafiiska wargeyskaasi ku dileen siddeed weriye iyo afar qof oo kale. Daabacaaddani cusub ee wargeyskani ayaa muujinaya sawir gacmeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3958,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-11P","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3957"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3957\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}