{"id":39496,"date":"2017-10-29T16:37:22","date_gmt":"2017-10-29T16:37:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39496"},"modified":"2017-10-29T16:37:22","modified_gmt":"2017-10-29T16:37:22","slug":"wasaaradda-duulista-somaliland-oo-ku-guulaysatay-rikibaada-qalab-casri-ah-oo-lagula-soconayo-sadaasha-hawada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/29\/wasaaradda-duulista-somaliland-oo-ku-guulaysatay-rikibaada-qalab-casri-ah-oo-lagula-soconayo-sadaasha-hawada-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Duulista Somaliland oo ku Guulaysatay Rikibaada Qalab Casri ah oo Lagula Soconayo Sadaasha Hawada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-\u00a0Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ku guulaysatay rikibaada qalab casri ah oo lagula socon doono Saadaasha Hawada Dalka.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Qalabkan oo ah qalab casriya oo ku xidhiidhsan Satellite ka ayaa dabooli doona baahi ka jirtay hawl galada hawada Dalka iyo la socoshada cimilada si talooyin wasaaraddu uga bixiso wixii la xidhiidhi cimilada Dalka.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasibad kooban oo ay daah furka hawl galkanlagu \u00a0guulaystay u qabatay wasaaraddu ayaa waxaa\u00a0 ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe, Eng. John oo ka socday urur goboleedka IGAD iyo Agaasimaha Waaxda Saadaasha ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada C\/rashiid Cali Xadi.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><strong>\u00a0 Halkan ka daawo Muqaalka lagu soo badhigayey qalabkan<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4Y1VAqA3CLw\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-\u00a0Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ku guulaysatay rikibaada qalab casri ah oo lagula socon doono Saadaasha Hawada Dalka. Qalabkan oo ah qalab casriya oo ku xidhiidhsan Satellite ka ayaa dabooli doona baahi ka jirtay hawl galada hawada Dalka iyo la socoshada cimilada si talooyin wasaaraddu uga bixiso wixii la xidhiidhi cimilada Dalka. Munaasibad kooban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39497,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/qalabka.png?fit=460%2C436&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ah2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39498,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39496\/revisions\/39498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}