{"id":39491,"date":"2017-10-29T16:00:46","date_gmt":"2017-10-29T16:00:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39491"},"modified":"2017-10-29T16:56:48","modified_gmt":"2017-10-29T16:56:48","slug":"xisbiga-waddani-oo-wali-ku-ololaynaya-hadaladii-naxliga-ahaa-iyo-abiib-timacad-fagaare-laga-dareeray-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/29\/xisbiga-waddani-oo-wali-ku-ololaynaya-hadaladii-naxliga-ahaa-iyo-abiib-timacad-fagaare-laga-dareeray-muuqaal\/","title":{"rendered":"Xisbiga Waddani oo wali ku Ololaynaya hadaladii Naxliga ahaa iyo Abiib Timacad fagaare laga dareeray (Muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN):-Maqalka dhawaaqyada naxliga iyo turxaanta kasoo burqanayey masuuliyiintii Xisbiga Waddani ayaa ahaa mid toddobaadkii udanbeeyey ku soo dhacayey \u00a0dhagaha yuhuunta Shacbiga Soomaaliland ee jecel nabada iyo horumar kuwada noolaanshiyaha ,<\/p>\n<p>waxaanay markale daareen canjaladii dagaalada Sokeeye iyagoo u arkayey ta kowaad ee Ololoha Xisiga Waddani.<\/p>\n<p>Waxaana dhacdadaasi xanbaarsan hadalada Cunfiga ah ee wiiqi kara jiritaanka nabada ka biyadiiday Masuuliyiin tiro badan, kuwaasoo hadalo iyo fariimo loogu caqlicelinayo Siyaasiyiintan isku baahaystay istaadhka \u00a0Canjalada duuga ah ee ay ka buuxaan naxligu caadaystay.ay ka sheegeen warbaahinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadaba \u00a0Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa mar kale\u00a0 ku ololeeyay hadaladii naxliga ahaa ee ay ku bartilmaameed sanayeen \u00a0Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,<\/p>\n<p>Xili \u00a0Xisbiga Mucaaridka ee Waddani tageerayaashiisa \u00a0ku kala sugnaa qaybo kamid ah gobolada dalka iskukeenay magaalada Berbera .<\/p>\n<p>Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa fagaaraha 26juun ee Magaalada Berbera khudbad laga \u00a0dheehanayey hadalo qaawan oo\u00a0 ubadan Naxli, iyo \u00a0xanaf , Waxaanu umuuqday Siyaasigu sidii nin ku nafisay hadaladaasi.<\/p>\n<p>Abiib Timacad ayaa Muuqaalkiisu intii uu khudbada ku jiray marba marka kadanbaysa isbadal samaynayey ,waxaana muuqbadalay hadalada Afkiisa ka soo baxaya iyo cadhada aan lahayn xakamaha ee \u00a0dulhoganaysay korkiisa.<\/p>\n<p>waxaanay taasi keentay in dhawr jeer wiilkii xidhiidhinayey xafladu usheego in uu hadalka kasoo koobo ,<\/p>\n<p>Taasi badalkeeda shacbigii ku sugnaa Fagaaraha 26juun ee Magaalada Berbera ayay dhagahoogu udulqaadan wayeen hadalada naxliga ee ka soo burqanaya Siyaasi Abiib Timacad,taasi oo dhaxal siisay markii danbe qaar badiba ka dareere Fagaarihii<\/p>\n<p>Mar kale ayuu xidhiidhiyihii Xafladu Siyaasi Abiib Timacad ku wargaliyey in dadkii goobta joogay ay kala dareereen laakiin hadalkaasi ma noqon mid uu ku qanco Siyaasigu oo xiliga aad ka arkaysay \u00a0mid cadhada uqabaa ay ku keentay mid aan \u00a0lasocon jawiga iyo dadkii khudbada dhagaysanayeyba ay ka fagaareeyeen Goobta.<\/p>\n<p>Hadalkan ka soo yeedhay Siyaasiga Abiib Timacad ayaan ahayn kii ugu horeeyey ee ay ka badheedhaan Siyaasiyiinta isku bahaystay Xisbi Mucaaridka ee Waddani ee badanaa caadaystay tumida durmaanada Colaada , laakiin hadaladaa dhawaaqooda waxaa inbadan ka biya diiday oo ka hadlay Gudoomiayaha Golaha Guurtida,Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga dhamaan masuuliyiintani waxay uga digeen Asxaabta qaranka hadalada naxliga ah ee dadka iska horkeenikara in Musharaxiinta iyo Masuuliyiinta Xisbiyada qaranku ka waantoobaan xiligan Ololaha .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Halkan ka daawo hadaladii Naxliga ahaa \u00a0ee ka soo burqanayey Siyaasiga Abiib Timacad<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bP3wdm3EQFg\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN):-Maqalka dhawaaqyada naxliga iyo turxaanta kasoo burqanayey masuuliyiintii Xisbiga Waddani ayaa ahaa mid toddobaadkii udanbeeyey ku soo dhacayey \u00a0dhagaha yuhuunta Shacbiga Soomaaliland ee jecel nabada iyo horumar kuwada noolaanshiyaha , waxaanay markale daareen canjaladii dagaalada Sokeeye iyagoo u arkayey ta kowaad ee Ololoha Xisiga Waddani. Waxaana dhacdadaasi xanbaarsan hadalada Cunfiga ah ee wiiqi kara jiritaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39500,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/abiib-iyo-wadani.png?fit=627%2C427&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-agX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39492,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39491\/revisions\/39492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}