{"id":39464,"date":"2017-10-28T19:51:12","date_gmt":"2017-10-28T19:51:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39464"},"modified":"2017-10-28T19:55:24","modified_gmt":"2017-10-28T19:55:24","slug":"xisbiga-waddani-oo-ka-anfariiray-awooda-taageero-ee-xisbi-xaakimka-dibna-ugalay-raadco-ay-iskugu-habar-wacanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/28\/xisbiga-waddani-oo-ka-anfariiray-awooda-taageero-ee-xisbi-xaakimka-dibna-ugalay-raadco-ay-iskugu-habar-wacanayaan\/","title":{"rendered":"Xisbiga Waddani oo ka Anfariiray Awooda Taageero ee Xisbi Xaakimka ,Dibna Ugalay Raadco ay iskugu Habar wacanayaan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa maalintii saddexaad ee kaltanka Ololaha doorashada Madaxtooyada oo ku beegagan \u00a0beri oo taariikhdu tahay 29 Oct 2017 , shaaciyeen in gabi ahaanba ay baajiyeen isusoo baxyadii ay ku muujinayeen tageerayaashoodu cududa tageero ee ay wadanka ku leeyihiiin,<\/p>\n<p>Sidaana waxa lagu sheegay Shirjaraaid oo uu magaalada Hargaysa ku qabtay Gudoomiyha ku meel gaadhka ah ee Xisbigaas C\/qaadir Jirde<\/p>\n<p><strong>Halkan ka eeg Shirka jaraaid\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yWGV6USkyRk\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Goaankan ka soo baxay\u00a0 Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaan hore looga maqal marka la eego qorshayaasha iyo barnaamijyada asxaabata qaranku Xiliyadan oo kale jadwalka u ah ee ay ugudbiyaan Tageerayaashooda si ay xisaabta ugu darsadaan arimahani oo kale .<\/p>\n<p>Laakin sida ay sheegayaan ilo wareedyo ka agdhow Masuuliyiinta Xisbigaasi \u00a0ayaa intaa ku daray in aytahli kariwaayeen ubabac dhiga Mawjadaha tageero ee Xisbi xaakimka, kaas oo noqday sheeko ay ka anfariireen bandhiga dhoolatuska Tageero ee aan kala joogsiga lahayn ee Xisbiga Kulmiye iyo Musharraxiisu ay ku soo bandhigayan gobolada iyo dagmooyinka dalka,<\/p>\n<p>Ilahan Xogogaalka ah ayaa intaa ku daray in hogaanka Xisbiga Waddani ay kagaleen shirar albaabadu uxidhan taas oo masuuliyiinta Xisbigaasi ay goaan sadeen ,inay isdhiibaan xiliga Ololaha oo ay qorsheeyaan sidii\u00a0 raadco ugalilahaayeen \u00a0tageerayaal tiro badan oo usoo baxa xiliga ololaha, kuwaas meelo badan la iskaga keeno. \u00a0Ilahan udhuundaloola intaa\u00a0 ku daray in qorshahan ay u arkeen \u00a0si indhaha bulshada u arag qaar doorashada ka hor ku guuldaraysta iska caabintii iyo baratankii ay kula jireen Xisbi xaakimka Kulmiye .<\/p>\n<p>Talaabadan ay ugu magac dareen samafal ay siin doonaan dadka dan yarta ah oo hore Xisbiga Mucaaridka ee Ucid kusoo bandhigay Ololihiisa mid dadka danyarta ah lagu daryeelayo, laakin hada Samafalka Waddani ayaa umuuqda mid uu gabaad uu kaga dhiganayo ama ugu nasanayo Xisbiga ilaahada kusocda xawaaraha aan kala go\u2019a lahayn ee Kulmiye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa maalintii saddexaad ee kaltanka Ololaha doorashada Madaxtooyada oo ku beegagan \u00a0beri oo taariikhdu tahay 29 Oct 2017 , shaaciyeen in gabi ahaanba ay baajiyeen isusoo baxyadii ay ku muujinayeen tageerayaashoodu cududa tageero ee ay wadanka ku leeyihiiin, Sidaana waxa lagu sheegay Shirjaraaid oo uu magaalada Hargaysa ku qabtay Gudoomiyha ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39466,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/halo.png?fit=800%2C444&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-agw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39464"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39469,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39464\/revisions\/39469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}