{"id":39311,"date":"2017-10-23T18:52:53","date_gmt":"2017-10-23T18:52:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39311"},"modified":"2017-10-23T18:52:53","modified_gmt":"2017-10-23T18:52:53","slug":"deg-deg-masuuliyiintii-xisbiga-waddani-ee-degmada-arabsiyo-oo-iscasiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/23\/deg-deg-masuuliyiintii-xisbiga-waddani-ee-degmada-arabsiyo-oo-iscasiley\/","title":{"rendered":"Deg deg  : Masuuliyiintii Xisbiga Waddani ee Degmada Arabsiyo oo  iscasiley"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Masuuliyiintii xisbiga Waddani eeMagaalada Arabsiyo ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba iskacasileen xXisbigii ay ka tirsanaayeen ee Waddani<\/p>\n<p>Masuuliyiintan ayaa waxa horkacayey Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo ee Xisbiga Waddani Maxamuud \u00a0Axmed\u00a0 Jamac,Garabka dhalinyarada Iid Cumar Shugri<\/p>\n<p>Iyo Axmed Shugri oo kamid ah Xubnaha ugu sareeya xisbiga Waddani ee \u00a0Gobolka Gabiley<\/p>\n<p>Xubnahan iska casiley Xisbiga Waddani ayaa shirjaraaid ooay ku qabteen Magaalada Gabiley ku sheegay in ay gabi ahaanba ka huleeleen Xisbigii ay hore uga tirsanaayeen<\/p>\n<p>Waxaanay Xisbiga Waddani ku eedeyeen mid ku guuldaraystay hirgalinta qorshayaashii Siyaasadeed\u00a0 ee\u00a0 uu ku hanan lahaa quluubta shacbiga\u00a0 guud ahaanba gobolka Gabiley<\/p>\n<p><strong>Warka oo Muuqaal ah Goordhow ka daawo Shabakada ArabsiyoNews.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Masuuliyiintii xisbiga Waddani eeMagaalada Arabsiyo ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba iskacasileen xXisbigii ay ka tirsanaayeen ee Waddani Masuuliyiintan ayaa waxa horkacayey Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo ee Xisbiga Waddani Maxamuud \u00a0Axmed\u00a0 Jamac,Garabka dhalinyarada Iid Cumar Shugri Iyo Axmed Shugri oo kamid ah Xubnaha ugu sareeya xisbiga Waddani ee \u00a0Gobolka Gabiley Xubnahan iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39305,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wadd.jpeg?fit=297%2C170&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ae3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39311"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39314,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39311\/revisions\/39314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}