{"id":39299,"date":"2017-10-23T14:45:49","date_gmt":"2017-10-23T14:45:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39299"},"modified":"2017-10-23T15:09:22","modified_gmt":"2017-10-23T15:09:22","slug":"daawo-fadeexad-ololaha-xisbiga-waddani-oo-muqdisho-ka-hilaacay-iyo-tageerayaal-midnimo-doon-ah-oo-loo-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/23\/daawo-fadeexad-ololaha-xisbiga-waddani-oo-muqdisho-ka-hilaacay-iyo-tageerayaal-midnimo-doon-ah-oo-loo-muujiyey\/","title":{"rendered":"Daawo Fadeexad: Ololaha Xisbiga Waddani Oo Muqdisho ka hilaacay iyo tageero Midnimo doon ah oo loo muujiyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Dadweyne Taageersan Xisbiga WADDANI, ayaa kulan ku qabtay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya, kaasoo ay taageero ugu muujiyeen Murrashaxa Xisbigaas\u00a0 Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Xisbigiisa.<\/p>\n<p>Qaar kamida Dadkaasi oo kulanka ka hadlay, ayaa sheegay inay ku doorteen inuu yahay Shakhsi mideyn kara Soomaaliya , isla markaana\u00a0 dib u soo celin kara midnimadii Dawladnimo iyo bulsho ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay intaa ku dareen inay rajo-wanaagsan ka qabaan inuu Cabdiraxmaan\u00a0 Cirro\u00a0 ku guulaysto Doorashada Somalialnd ee dalka ka dhici doonta Bisha soo socota.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KvAqElvR_Xg\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Dadweyne Taageersan Xisbiga WADDANI, ayaa kulan ku qabtay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya, kaasoo ay taageero ugu muujiyeen Murrashaxa Xisbigaas\u00a0 Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Xisbigiisa. Qaar kamida Dadkaasi oo kulanka ka hadlay, ayaa sheegay inay ku doorteen inuu yahay Shakhsi mideyn kara Soomaaliya , isla markaana\u00a0 dib u soo celin kara midnimadii Dawladnimo iyo bulsho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39305,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wadd.jpeg?fit=297%2C170&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-adR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39299"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39304,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39299\/revisions\/39304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}