{"id":3921,"date":"2015-01-14T13:19:59","date_gmt":"2015-01-14T13:19:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3921"},"modified":"2015-01-14T13:19:59","modified_gmt":"2015-01-14T13:19:59","slug":"mudaharaad-gilgilay-magaalda-berbera-gadoodkii-shicibka-ee-warashada-laydhka-magaaldaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/14\/mudaharaad-gilgilay-magaalda-berbera-gadoodkii-shicibka-ee-warashada-laydhka-magaaldaas\/","title":{"rendered":"Mudaharaad gilgilay magaalda Berbera +Gadoodkii shicibka ee warashada laydhka magaaldaas"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Bulshada kala duwan ee magaalda berbera ayaa saaka subaxnimadii ku waa bariistay mudhaarad aad u xoog badan mudahaarkaa oo laga soo horjeeday Warshada laydhka berbera ee xukumada somaliland u gacan galinayso ganacsada gaar ah .<!--more--><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/berbera.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3922\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/berbera.jpg?resize=526%2C394\" alt=\"berbera\" width=\"526\" height=\"394\" \/><\/a><\/p>\n<p>Muharaadkaas ayaa saaka ka soo bilaamay xarunta warshada laydhka berbera iyadoo dadawaynaha markii danbe taayiro ku horgubay xarunta dawlada hoose berbera .OO gaadhigii badhsaabka iyo baabuur dada shicib ah wateenba muraadaha laga jabiyay .ka dibna ciidanka bolisku rasaas nool nool u adeegsadeen dadawaynhihii mudohardaaday .inkastoo wax khasaare ah aan keenin xabadiis<\/p>\n<p>taliayah ciidka boliska ee gobolka saaxil oo isgu dhacdaa ka hadlay ayaa xusay inaan bulshada wax dhib ah loo gaysan ee iyagu dhaawacyo soo gaadhiiyen ciidanka boliska ilaa iminkana 8 qof u xidhan yihii dadkaa dhibta gaystay<\/p>\n<p>Guddomiyaha gobolka saaxil oo fahmi cabdi bidaar oo isaguna ka hadlay xaalad guud ee magaalada ayaa tilmaamay in xaaladu iminka degan tahay oo imink wax dhib ahi jirin<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Bulshada kala duwan ee magaalda berbera ayaa saaka subaxnimadii ku waa bariistay mudhaarad aad u xoog badan mudahaarkaa oo laga soo horjeeday Warshada laydhka berbera ee xukumada somaliland u gacan galinayso ganacsada gaar ah .<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3922,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-11f","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3921"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3921\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}