{"id":39117,"date":"2017-10-15T17:44:32","date_gmt":"2017-10-15T17:44:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39117"},"modified":"2017-10-15T17:44:32","modified_gmt":"2017-10-15T17:44:32","slug":"hayaddaasi-jirtay-markii-u-horaysay-loo-sameeyey-astaan-u-gaara-oo-baadi-sooca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/15\/hayaddaasi-jirtay-markii-u-horaysay-loo-sameeyey-astaan-u-gaara-oo-baadi-sooca\/","title":{"rendered":"Hay\u2019addaasi Jirtay Markii U Horaysay Loo Sameeyey  Astaan U Gaara Oo Baadi Sooca"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa 26-kii sanno oo Jamhuuriyadda Somaliland jirtay maanta ku guulaysatay in loo sameeyo Astaan ama Sumad (Logo) u gaara oo lagu baadi sooci doono kagana duwanaan doonto Hay\u2019addaha kale ee dawladda ee kala duwan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay.adda Shaqaalaha ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa qoraal uu Bartiisa Facebook-ga si rasmi ah ugu shaaciyey in Hay\u2019adda uu ka madaxda yahay ee Shaqaalaha Dawladdu 26 sanno oo ay Somaliland jirtay ay hada ku guulaysatay in loo sameeyo Astaan u gaar ah (Logo) oo badi sooc hay\u2019addaasi u noqon doonta, waxaanu hoosta ka xariiqay in Xafiiska qaran ee Hay\u2019adda shaqaaluhu mudo 24 sanno ka ah la aasaasay ilaa iyo wakhtigaasina aanay jirin astaantan hada loo sameeyey balse hada wixii ka dambeeya astaantani noqon doonto ta Hay\u2019adda shaqaalaha dawladda lagu aqoonsan doono.<\/p>\n<p>Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo qoraal kooban oo uu si rasmi ah ugu shaacinaayo in Hay\u2019adda shaqaalaha Somaliland oo \u00a024 sanno jirsatay markii u horaysay isaga oo Hay\u2019addaasi ka madax ah ALLE ku guuleeyey in xafiiska hay\u2019adda shaqaaluhu yeelatay astaan baadi sooc oo lagu aqoonsan doono waxaana qoraalkiisu u dhignaa sidan.<\/p>\n<p>&#8211; Tan iyo markii la unkay hay&#8217;adda shaqaalaha dawlada oo imika laga joogo 24 sanno waxay Illaahay fadligii hadda yeelatay astaan u gaar ah &#8220;Logo&#8221; taasi oo baadi-sooc u noqon doonta hay&#8217;adda shaqaalaha dawladda. Baadi-soocan waxaa rukumo u ah.<\/p>\n<p>#Cilmi iyo #Caddaalad<\/p>\n<p>&#8211; Meel walba oo aad astaantan ku aragto hay&#8217;adda shaqaalaha dawladu waxay shaacinaysaa in ay tahay astaanta loogu soo hagaagayo hay&#8217;adda shaqaalaha dawladda .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay.adda Shaqaalaha ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa 26-kii sanno oo Jamhuuriyadda Somaliland jirtay maanta ku guulaysatay in loo sameeyo Astaan ama Sumad (Logo) u gaara oo lagu baadi sooci doono kagana duwanaan doonto Hay\u2019addaha kale ee dawladda ee kala duwan. Guddoomiyaha Hay.adda Shaqaalaha ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa qoraal uu Bartiisa Facebook-ga si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39117","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aaV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39118,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39117\/revisions\/39118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}