{"id":39083,"date":"2017-10-14T13:39:43","date_gmt":"2017-10-14T13:39:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=39083"},"modified":"2017-10-14T13:39:43","modified_gmt":"2017-10-14T13:39:43","slug":"deg-deg-qarax-lagu-hoobtay-oo-goor-dhawayd-ka-dhacay-muqdisho-iyo-tirada-dhimashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/10\/14\/deg-deg-qarax-lagu-hoobtay-oo-goor-dhawayd-ka-dhacay-muqdisho-iyo-tirada-dhimashada\/","title":{"rendered":"Deg Deg Qarax lagu hoobtay oo goor dhawayd ka dhacay Muqdisho iyo tirada dhimashada"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Muqdisho(AN):-Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga wada maqlay qeybaha ay ka kooban tahay caasimada ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay khasaare balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar soo baxaya sheegaya in qaraxa lagu bartilmaameedsaday Hotelka Safari ee KM 5 gaar ahaan Isgoyska Zoobe oo ah goob aad u mashquul badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali waxaa la maqlayaa rasaaas xoogan oo ay ridayaan ciidamada dowladda oo gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, sidoo kale waxaa goobta gaaray gadiidka gurmadka deg deg ah oo goobta ka qaadaya dadka ay wax yaaladu soo gaartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tirada dhimashada wali war sugan lagama hayo, hasse ahaatee waxaa la rumeysan yahay in ay jirto dhimasho baahsan marka la eego xadiga uu lahaa qaraxa iyo goobta uu ka dhacay oo aheyd meel aaad u mashquul badan dadkuna ku badnaayeen..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga wada maqlay qeybaha ay ka kooban tahay caasimada ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay khasaare balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warar soo baxaya sheegaya in qaraxa lagu bartilmaameedsaday Hotelka Safari ee KM 5 gaar ahaan Isgoyska Zoobe oo ah goob aad u mashquul badan. Wali waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39084,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-39083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/deg.png?fit=384%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aan","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39085,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39083\/revisions\/39085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}