{"id":3903,"date":"2015-01-13T16:15:14","date_gmt":"2015-01-13T16:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3903"},"modified":"2015-01-13T16:15:14","modified_gmt":"2015-01-13T16:15:14","slug":"raiisul-wasaaraha-dalkan-ingriiska-ayaa-si-caro-leh-uga-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-wariye-steven-emerson-kana-tirsan-fox-news-oo-magalada-birmingham-ku-tilmamay-magalo-muslinku-leyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/13\/raiisul-wasaaraha-dalkan-ingriiska-ayaa-si-caro-leh-uga-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-wariye-steven-emerson-kana-tirsan-fox-news-oo-magalada-birmingham-ku-tilmamay-magalo-muslinku-leyahay\/","title":{"rendered":"Raiisul Wasaaraha Dalkan Ingriiska ayaa si caro Leh Uga jawaabay Hadal Kasoo Yeeray Wariye Steven Emerson Kana Tirsan Fox news oo Magalada Birmingham ku Tilmamay Magalo Muslinku Leyahay"},"content":{"rendered":"<div id=\"mainmenu\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3904\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb2.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"thumb\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>LONDON (AN) Raiisul Wasaaraha Dalkan Ingriiska David Camaron ayaa si caro leh uga jawaabay hadal kasoo yeeray Wariye u shaqeeya Fox news oo lagu magacaabo Steven Emerson, kadib markii \u00a0uu wariyahaasi warbixin ku sheegay in Magaalo madaxda labaad ee Dalka Ingiriiska ee Birmingham ay tahay magaalo Muslim gabi ahaan inta aan Muslim aheyna aysan ku geli Karin si caadi ah waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"article\">\n<div class=\"body\"><\/div>\n<div class=\"body\">Ra&#8217;iisul Wasaare David Camaron ayaa waxa uu yiri &#8221;Steven Emerson waa nacas raali gelinta uu bixiyeyna waa biloow xun Birmingham waa magaalo tusaale cajiib ah oo wanaagsan u noqon karta sida ay ugu noolyihiin dad kala duwan kala Diin ah kala dhaqan ah wadamo badana ka kala yimid hadana si wanagsan uwada nool, waa magaalo dhaqaalaheeda fiicanyahay ayuu yiri David Camaron.<\/div>\n<div class=\"body\"><\/div>\n<div class=\"body\">\n<div id=\"middle_article_campaign\">\u00a0Steven Emerson ayaa raali gelin ka bixiyey hadalkas uu sheegay in kasta oo aysan raali gelintiisa qancinin Dowlada Ingiriiska oo uu garwadeen u yahay Raiisul Wasaare David Camaron .<\/div>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray wariyaha u shaqeeya Fox News ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili qalaase uu ka dhacay Dalka ay dariska yihiin Ingiriiska ee France, dad badanina waxa ay ku tilmaameen hadalkan kasoo yeeray wariyahan inuu yahay mid lagu kicinaayo Dadka aan Muslimka aheyn ee kunool Dalkan Ingiriiska<\/p><\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>LONDON (AN) Raiisul Wasaaraha Dalkan Ingriiska David Camaron ayaa si caro leh uga jawaabay hadal kasoo yeeray Wariye u shaqeeya Fox news oo lagu magacaabo Steven Emerson, kadib markii \u00a0uu wariyahaasi warbixin ku sheegay in Magaalo madaxda labaad ee Dalka Ingiriiska ee Birmingham ay tahay magaalo Muslim gabi ahaan inta aan Muslim aheyna aysan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-10X","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3903"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3903\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}