{"id":39,"date":"2014-11-12T06:29:54","date_gmt":"2014-11-12T06:29:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=39"},"modified":"2014-11-12T06:29:54","modified_gmt":"2014-11-12T06:29:54","slug":"shacabka-reer-gabiilay-gobanimadii-ay-ku-taageeren-xukumuada-axmed-siilaanyo-mawaxay-ka-dhaxlayn-in-lagu-badalo-gunnimo-iyo-cadaalad-daro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/shacabka-reer-gabiilay-gobanimadii-ay-ku-taageeren-xukumuada-axmed-siilaanyo-mawaxay-ka-dhaxlayn-in-lagu-badalo-gunnimo-iyo-cadaalad-daro\/","title":{"rendered":"Shacabka Reer Gabiilay Gobanimadii Ay Ku Taageeren Xukumuada Axmed Siilaanyo Mawaxay Ka Dhaxlayn In Lagu Badalo Gunnimo Iyo Cadaalad Daro."},"content":{"rendered":"<div class=\"single-right\">\n<article id=\"post-3720\" class=\"post-3720 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-aragtida-dadweynaha\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Hadii aan soo qaadano doorashadii ugu damabysey ee uu Ahmed Siilaanyo ku helay madaxtinimada dalka waxa la ogaa oo shacabka reer Somaliland<br \/>\nShacabka reer gabiley ma ka soo waaqsan doonaan wixii loo geystey? Ilaah mahdi ha ka gaadhee shacabka reer Gabiley waxay si weyn ugu mahdsanyihiin muwadinimada ay mar walba ku muujiyaan mowqifkooda siyaasadeed iyo kan\u00a0 muwaadinimo iyo mid nabadgelyada intaba.<span id=\"more-3720\"><\/span><br \/>\nsida laga warqabo marka laga soo bilaabo halgankii shacabka reer Somaliland\u00a0 u galeen inay soo dhacsadaan gobonimadoodii waa la ogaa halkay ka galeen iyo siday halgankaas\u00a0 guntiga dhiisha iskaga dhigeen haday tahay mid nafeed iyo mid maaliyadeedba.kadib dawaldihii soo maray\u00a0 ee laga dhisay\u00a0 Jamhuuriyada Somaliland\u00a0 mid walba abaalkooda shacabka reer Gabiley waxay ku mutaysteen mid aan la soo koobi karin oo haday tahay xaga\u00a0 kobcinta dhaqaalha dalka iyo haday tahay xaga taageerada nabada iyo codbixntaba intaba.<br \/>\nHadii aan soo qaadano<br \/>\ndoorashadii ugu damabysey ee uu Ahmed Siilaanyo ku helay madaxtinimada dalka waxa la ogaa oo shacabka reer Somaliland ka qarsoonayn inay shacabka reer Gabiley ahayeen tiradii ugu badnayd ee ku taageerata\u00a0 codkooda si\u00a0 loo bedelo xukumadii Madaxweyne Riyaale taasina ay tahay guusha keli ah ee\u00a0 uu Ahmed\u00a0 Silaanyo ku soo baxay maantana uu kursiga ugu fadhiyo dalka Jamhuuriyada somaliland.<\/p>\n<p>hadaba hadii ayno isweydiino\u00a0 inay shacabka reer Gabiley\u00a0 guulahaas ay soo hooyeen ma ka heleen faaiidadii ay iyo magacii ay u soo hooyeen madaxweyne Ahmed siilaanyo mise\u00a0 ku hugoobeen oo weliba khasaare badan\u00a0 oo xaga siyasada iyo xaga\u00a0 horuumarkaba kala kulmeen. jawaabtu waxay tahay waxay kala kulmeen\u00a0 khasaare iyo tacdi badan oo aanay marnaba ka soowaaqsanayn waxaana ka mid ahaa\u00a0 ,hadaynu sooqaadano ugu horayntii waxa\u00a0 shacabka reer Gabiley wada xasuusanayahay sidii foolxumada hayd ee loo galay Taliyiihii Ciidanka qaranka ee somaliland\u00a0 Mudane Nuux Taani,waxaaba ka sii daran\u00a0 bedelkii lagu bedeley\u00a0 Taliye Jidhif oo isagoo labaa Bilood hogaanka sare ee Ciidmada hayn hadana si bahdilaad ah loogu geystey kadib markii uu ku taamay in loo madaxbaneeyo hawal qaran ee ciidanka madama uu yahay Taliyiihi Ciidanka\u00a0 ku magacownaa. waxa taas ka sii daran wasiiradaii deegaanka Gabiley kaga\u00a0 jirey xukumada oo sida shadhadhka Duuga ah ee laga soo iibsado\u00a0 (suuqyada\u00a0 HUDHAYDHKA) la isugu\u00a0 bedeley iyadoon wax wada tashi ah laga yeelan haldoorka iyo madax dhaqameedka gobolka Gabiley taasoo u muuqatey inay\u00a0 tahay bahdilaad iyo dantaadii ka gaadhey cidna ha u joojin.waxaaba taasi ka sii darayd oo aan cidna ka qarsoonayn bahdilaadii\u00a0 iyo xadhigii loo geystey lataliyihii\u00a0\u00a0 madaxweynaha\u00a0 (ABIIB TIMACADE) oo loo xidhay arrin aanu wax denbi ah ku lahayn haseyeeshee aan hadana laga xaal marin ee sida kubada loogu ciyraaya sharaftiisii iyo millgihii uu ku lahaa maqaamka xukumada somaliland. arrinba arrinta kale ayaay ka ii darantahay waxaaba isku fuuqsaday oo aan la ilaawi karin sidii looga qaaday heerka wasiirnimada (Wasiirkii\u00a0 Ganacsiga iyo maalgashiga,Mohamed Abdulahi)\u00a0 markii laga waayey inuu sharaftiisa ku ciyaaro oo uu ku taageero wasiiradii weji ku macaashka iyo qabyalada isku raacay ee ka eexday gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muse Biixi Abdi haseyeeshe uu Mohamed Abdulahi goaan raganimo iyo geesinimaba lah ka qaatay sharaftiisana ka ilaashaday\u00a0 wixii xaaraan ah ee sumacad xumi u keenayaa.<br \/>\nwaxa kaloo jirta oo iyaduna kaba sii daraan oo xaaran ah inay\u00a0 dhacday oo jeelka laga sii daayey raga hubaysan oo Askar Ciidan ahaa ku laayay xaga AIRPORTKA Hargeisa\u00a0 kana wada tirsanaa gobolka Gabiley oo aan habayraatee wax xaal marin iyo magdhow toona laga siin qoysaskii ay ka geeriyoodeen .maxaa u danbeeyey denbiyada iyo\u00a0 abaalaaanta laga galay shacbka reer gabiiley,waa\u00a0 dilkii dhawaan ka dhacay magalada<br \/>\nQORILUGUD ee lagu dilay labaa sarkaal oo ka soo jeeda deegaanka Gabiley ,balse aan haba yaraatee cidi ka dab tegin ragii hubaysnaa ee dilkaas geystey iyadoo weliba la cadaynaayo inay shirqool\u00a0 iyo abaabul\u00a0 dhagaraysan lagu dilay labda sarkaal .waxaabase ka FOOLXUMA xukumada Ahmned Siilaanyo oo aan haba yaraatee\u00a0 aan kaba sooqaadin\u00a0 inay deero deero hirdiday\u00a0 kana qarisay dadkii ehelka u ahaa labadaa nin\u00a0 oo weliba si degdeg ah loo aasay\u00a0 iyadoon loosamayn wax aas qaran ah madaama ay ahyeen ciidankii aynu nabadpooda ku fadhinay magacan ku lahayn iytadoo\u00a0 goor dambe\u00a0 dadkii\u00a0 ehelka\u00a0 u ahaa kaga warhelay warbaahinta maxaliga ah siday u dhacday mashaqadaasi dhagaraysan. Xitaa madaxawyanaha ahmed silaanyo u quudhi wayay in uu ka tacsiyadayo qaranka Somaliland. Gaar ahaan Goboblka Gabiley.<br \/>\nwaxaan si weyn ugu tacsiyadaynayaa hadaanu nahay shacabka reer Somaliland guud ahaan mashaqadaas sida foosha xun loogu sameeyey shacabka reer GABIILEY waxaanuna ku guubaabinaynaa inay mar walba nabadgelyada sidii hore u dhowraan haseyeeshee ay ku quus qaataan siday ugu khasaareen halgankii iyo taageeradii ay u galeen ahmed Siilaanyo oo taageeradoodii ka dhoigay hal bacaad lagu lisay markii uu ku guuraynaa ka abaalka daray.<\/p>\n<p>waxaan kula talinayaa dadaweynaha reer Gabiley inay doorasho soo socoto kuna ciilbaxaan kuna cad goostaan iyagoon ilaabayn marnaba ilaabayn waxyaabihii foosha xuma ee lagu sameeyey haldoorkoodii haday tahay xaga siyasada ,xaga ciidmada,xaga madax dhaqameedka iyo dhaqalahay ku lumiyeen\u00a0 tagerada ahmed Siilaanyo .<\/p>\n<p>waxaan si weyn ugu mahadnaqanaa dadweynihii reer Gabiley ee ka gilgishay\u00a0 dilkii loo geystey saraakiishii lagu dilay\u00a0 QORILUGUD oo aan xukumada siilaanyo waxba ha ka soo qaadin. waxa isaguna mahad\u00a0 ta la mid ah\u00a0 ku bogaadinaynaa\u00a0 Musharaxa Madaxweynaha xibiga UCID Jamal Ali Huseein oo si badheedh ah uga hadlay\u00a0 dilkaas dhagaryasan ee lagu sameeyey sarakiisha dhawaan lagu dilay QORILUGUD iyo sida looga qariyey dilkoda iyo aaskoodba dadkii ehelka u ahaa ee reer Gabiley iyo guudahaanba dadweyanha nabada jecel ee\u00a0 reer Somaliland.<\/p>\n<p>Somalilad wax ay ku maah maahdaa\u00a0\u00a0 Markaa nimanka afku macaashaka ee u ka mid yahay Dhuxul\u00a0 iyo abii timicade, doonaya in uu cabbo dhiiga dadka mujaahidiinta ree Gabilay, waxaan leenahay\u201d Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhallilaaye , nin dharbaaxo quudeed dugsday dhaqayadeed maalye, dhashaaday sugtaa xaajadaad dhaworataa abide.\u201d foolxumada iyo waxyeelada dhibta leh ee muuqata ee Isir nacaybka ka dhax socoda Xukuumada Siilaanyo maahin mid aad qarin karto. ee inta ay goori goor tahay ka tasho inta aan lagu eryin.<\/p>\n<p>Hassan Ahmed<br \/>\nStudent at LLB Greenwich University<br \/>\nLondon UK<br \/>\nHassankaid4@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<div class=\"cb\"><\/div>\n<div id=\"authorarea-wrap\">\n<div id=\"authorarea\">\n<div class=\"authorareah3\">\n<div class=\"authorareah3-img\">About the Author<\/div>\n<div>Arabsiyo <\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hadii aan soo qaadano doorashadii ugu damabysey ee uu Ahmed Siilaanyo ku helay madaxtinimada dalka waxa la ogaa oo shacabka reer Somaliland Shacabka reer gabiley ma ka soo waaqsan doonaan wixii loo geystey? Ilaah mahdi ha ka gaadhee shacabka reer Gabiley waxay si weyn ugu mahdsanyihiin muwadinimada ay mar walba ku muujiyaan mowqifkooda siyaasadeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-39","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-D","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}