{"id":38620,"date":"2017-09-20T15:47:13","date_gmt":"2017-09-20T15:47:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=38620"},"modified":"2017-09-20T15:47:13","modified_gmt":"2017-09-20T15:47:13","slug":"akhri-nuxurka-wasiir-cadaani-oo-ku-galgashay-xeerka-saxaafada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/09\/20\/akhri-nuxurka-wasiir-cadaani-oo-ku-galgashay-xeerka-saxaafada-somaliland\/","title":{"rendered":"Akhri nuxurka  Wasiir Cadaani oo ku galgashay Xeerka Saxaafada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), \u00a0ayaa sheegay in xeerka anshaxa saxaafaddu uu wax weyn\u00a0ka tari doono xiliga doorashada madaxtooyada ee fooda innagu soo haysa.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu ku bogaadiyay dhinacyada uu xeerkani khuseeyo in marka laga doodo, isla markaana la ansixyo qodobada ka soo baxa aanay noqon wax hadhaw lagu murmo ee uu noqdo mid lagu kala baxo, marka la gaadho wakhtiga doorashada madaxtooyada ee muddaysan 13ka November ee sannadkan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cHalkan waxa loo joogaa sidii aynu u samayn lahayn anshax warbaahineed oo saxaafadda qaranka Somaliland oo dhan ah, cid kastaana ku kalsoon tahay, waxaana muddo la haystay meel laga tixraaco, oo haddii wax lagu darayo iyo haddii wax laga saarayaba intuba ay bannaan tahay,\u201d ayuu yidhi Wasiirka wasaaradda warfaafintu, waxaannu intaas raaciyay \u201cQodobka muhiimka ah ee jiraa waxa weeye, in waxa halkan ka soo baxayaa aanay noqon berri wax la isku qab-qabsado ee wax caddaanna ay noqoto, oo qof kastaaba marka uu arko uu fahmi karayo oo eray bixin sharci lagu qoro oo hadhaw madaxa la isla galo, dhibkeeda ayay yeelaneysaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markaa waxaannu soo jeedineynaa inay noqoto wax caddaan ah, waanu eegnay doorashaduna waxay tahay mid ay wada sugayso qaranka Somaliland oo dhan oo\u00a0 loo wada fikirayo,\u201dayuu yidhi wasiirka warfaafintu.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), \u00a0ayaa sheegay in xeerka anshaxa saxaafaddu uu wax weyn\u00a0ka tari doono xiliga doorashada madaxtooyada ee fooda innagu soo haysa. Wasiirku waxa uu ku bogaadiyay dhinacyada uu xeerkani khuseeyo in marka laga doodo, isla markaana la ansixyo qodobada ka soo baxa aanay noqon wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-38620","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-a2U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38621,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620\/revisions\/38621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}