{"id":38351,"date":"2017-09-07T16:38:08","date_gmt":"2017-09-07T16:38:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=38351"},"modified":"2017-09-07T16:38:43","modified_gmt":"2017-09-07T16:38:43","slug":"war-degdega-arabsiyo-dooxa-huluuq-oo-qaaday-baabbur-kaas-oo-sababay-khasaare-dhimasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/09\/07\/war-degdega-arabsiyo-dooxa-huluuq-oo-qaaday-baabbur-kaas-oo-sababay-khasaare-dhimasho\/","title":{"rendered":"War degdega Arabsiyo Dooxa Huluuq oo qaaday Baabbur kaas oo sababay Khasaare dhimasho"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN):-War degdega Arabsiyo Dooxa huluuq oo qaaday Baabbur kaas oo sababay Khasaare dhimasho<\/p>\n<p>Dooxa huluuq oo dhanka bari kaga beegan magaalada Arabsiyo ayaa qaaday Gaadhi nooca rakaabka ah ee loo yaqaan (Mark II ) kaas oo sababay khasaaraha dhimasho oo hal qof ah<br \/>\nHalka qof ee uu galaaftay biyaha \u00a0doox ayaa ahaa dirawalkii gaadhiga waday Marxuum Maxamuud Aadan Yuusuf (ina dgawayne) sida ay u xaqiijiyeen<br \/>\nShabakkada Arabsiyonws dadkii \u00a0rakaabka ahaa ee ka badbaaday.<br \/>\nDadkii ka badbaaday biyaha dooxa huluuq oo ay soo gaadhen dhawacyo fudud ayaa lasoo gaadhsiiyey rugta cafimaadka Arabsiyo<\/p>\n<p>Gaadhiga ku gadoomay dooxa Huluuq ayaa ka yimid dhanka Hargaysa isagoo usoo jeeday Arabsiyo<br \/>\nWaxii war ah ee soo kordha halkan kala soco<br \/>\nArabsiyonews@gmail.com<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nArabsiyo\/office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN):-War degdega Arabsiyo Dooxa huluuq oo qaaday Baabbur kaas oo sababay Khasaare dhimasho Dooxa huluuq oo dhanka bari kaga beegan magaalada Arabsiyo ayaa qaaday Gaadhi nooca rakaabka ah ee loo yaqaan (Mark II ) kaas oo sababay khasaaraha dhimasho oo hal qof ah Halka qof ee uu galaaftay biyaha \u00a0doox ayaa ahaa dirawalkii gaadhiga waday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-38351","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9Yz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38351"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38353,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38351\/revisions\/38353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}