{"id":3756,"date":"2015-01-13T13:21:12","date_gmt":"2015-01-13T13:21:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3756"},"modified":"2015-01-13T13:21:12","modified_gmt":"2015-01-13T13:21:12","slug":"halkan-ka-dheeho-degaannada-ay-ka-soo-jeedaan-iyo-xilalka-loo-magacaabay-11-xubnood-oo-somaliland-ka-soo-jeeda-oo-ku-jira-wasiiradda-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/13\/halkan-ka-dheeho-degaannada-ay-ka-soo-jeedaan-iyo-xilalka-loo-magacaabay-11-xubnood-oo-somaliland-ka-soo-jeeda-oo-ku-jira-wasiiradda-somalia\/","title":{"rendered":"Halkan Ka Dheeho Degaannada Ay Ka Soo Jeedaan iyo Xilalka Loo Magacaabay 11 Xubnood Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Jira Wasiiradda Somalia"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/0627ab2ffe8c78e7d591e59e6ac34b38_M.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3757\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/0627ab2ffe8c78e7d591e59e6ac34b38_M-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"0627ab2ffe8c78e7d591e59e6ac34b38_M\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Hargeysa (AN) Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra\u2019isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60 Xubnood \u00a0waxaa ka dhex muuqda 11 Xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland,kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiru dawleyaal.<\/p>\n<p>Magacyada, xilalka iyo degaamada ay ka soo kala jeedaan xubnaha reer Somaliland ee Wasiirada ka ah Somalia ayaa kala ah sidan:-<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maxamed Cumar Carte Qaalib, Ra\u2019isulwasaare ku xigeen,(Gobolka Hargeysa)<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Abdirahman Ducaalee Beyle Wasiirka Arrimaha dibadda iyo ,(Gobolka Awdal)<\/p>\n<p>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Korontada iyo Biyaha(Bariga Burco.<\/p>\n<p>4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Cabdalla Boss Axmed Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta (Galbeedka Burco)<\/p>\n<p>5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Daa\u2019uud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka (Gobolka Sool)<\/p>\n<p>6.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Cabdillaahi Axmed Jaamac Ilkajiir Wasaaradda waxbarashada (Sanaag Bari)<\/p>\n<p>7.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga (GobolkaSalal)<\/p>\n<p>8.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha (Gobolka Hargeysa).<\/p>\n<p>9.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasiir xigeenka Kaluumaysiga iyo Baddaha(Hargeysa).<\/p>\n<p>10.\u00a0 Cabdikariin Cige Guuleed Wasiir xigeenka Xanaanada Xoolaha(Gobolka Awdal)<\/p>\n<p>11.\u00a0 Xaamud Cali Xasan Wasiir xigeenka waxbarashada(Gobolka Salal).<\/p>\n<p>Badiba xubnahani waa kuwo hore ula soo haystay siyaasadda Somalia horena xilal uga soo qabtay xukumaddihii Somalia ee kala dambeeyay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra\u2019isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60 Xubnood \u00a0waxaa ka dhex muuqda 11 Xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland,kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiru dawleyaal. Magacyada, xilalka iyo degaamada ay ka soo kala jeedaan xubnaha reer Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-YA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3756"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3756\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}