{"id":37510,"date":"2017-08-03T16:06:08","date_gmt":"2017-08-03T16:06:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=37510"},"modified":"2017-08-03T16:06:08","modified_gmt":"2017-08-03T16:06:08","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibedda-jsl-oo-ka-qeyb-gashay-shir-caalami-ah-oo-ay-isku-yimaadeen-dalalka-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/08\/03\/wasaaradda-arrimaha-dibedda-jsl-oo-ka-qeyb-gashay-shir-caalami-ah-oo-ay-isku-yimaadeen-dalalka-bariga-afrika\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibedda JSL oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo ay isku yimaadeen dalalka Bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><strong>Addis Ababa, Ethiopia 03\/08\/2017 :(AN):-<\/strong>Waxaa maanta ka\u00a0 furmay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Hoolka shirarka ee Xarunt Matxafka Qaran ee dalka Ethiopia<strong>(National Museum of Ethiopia-HQ<\/strong> ) \u00a0shirkii 6aad ee uu Qabto\u00a0 Ururka Bariga afrika ee xaga cilmi baadhista adaamaha ee loo yaqaano(EAAPP).Shirkani waxa oo socon doonaa mudo saddex maalmood, waxaa ka \u00a0soo qayb galay madax iyo aqoonyahano iyo\u00a0 Cilmi baadhayaal\u00a0 ka socday\u00a0 dalalka bariga afrika oo ay somaliland ku jirto ,Europe iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>shirkaasi waxa si rasmi ah u furay Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Dawladda Fadaraalka Ethiopia <strong><u>Marwo: <\/u><\/strong><a href=\"http:\/\/www.moct.gov.et\/about-moct\"><strong>H.E Dr. Hirut Weldemariam<\/strong><\/a> waxay Wasiiradu \u00a0hoosta ka xariiqday ahmiyada Cilmi baadhistu ugu fadhida dalalk bariga afrika gaar ahaan xaga Dalxiiska iyo sidii loo baadhi lahaa waxyaabaha qadiimka\u00a0 ee ay leeyihiin Dalalka\u00a0 Bariga Afrika , \u00a0waxayna \u00a0uga mahadnaqday ururka \u00a0soo agaasime shirkan oo ah Ururka Bariga afrika ee cilmi baadhista ee loo yaqaano\u00a0 (EAAPP).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxa kaloo halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Bariga Africa ee xaga cilmi baadhista <strong><em>Mr. Zeresenay Alemseged<\/em><\/strong>\u00a0 oo sheegay in ujeedada shirkani tahay siddii dalalka bariga afrika iskaga gaashan lahaayeen cilmi baadhista aadamaha \u00a0iyo degaanada qadiimka ah ee loo yaqaano (Paleontology and Paleoanthropology) iyo sidii loogu heli lahaa cilmi baadhistaasi kharashka ku baxay oo ay dawladu u taageeri lahaayeen. Gudoomiyihu Ururkaasi wuxuu \u00a0madasha ku soo dhaweeyay \u00a0dhamaan ka soo qeyb-galayaashii shirka, wuxuna Carabka ku dhufta in Somaliland markii ugu horeysay ay ka soo qeyb-gasho shirkani oo sanad walba ka qabsooma afrika, wuxuuna uga mahadnaq Somaliland ka soo qeyb galka shirkaasi, \u00a0waxaana madashaasi\u00a0 sacab \u00a0iyo wajiyo farxad badani \u00a0ka muuqato\u00a0 lagu soo dhaweeyay labadii Xubnood ee\u00a0 ka socday Somaliland oo kala Ahaa:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Mr.Cabdiqani Axmed Xassan \u201cGoole\u201d\u00a0 oo ah Agaasimaha W.Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha dibeda&amp;iska. Caalamiga ah\u00a0 iyo Marwo Asma Cismaan Cabdi \u2013oo ah Hawl-wadeen ka tirsan wasaaradda.<\/em><\/strong> \u00a0Soo dhaweyn ka dib, Agaasime Cabdiqani wuxuu ugu mahadnaqay Gudoomiyaha ururka bariga afrika sidda wanaagsan ee uu ugu soo dhaweeyay Somaliland shirkaasi wuxuuna intaasi ku daray in Somaliland ay diyaar u tahay in ay xubin ka noqoto ururka bariga afrika ee xaga cilmi baadhista.<\/p>\n<p>Intii uu shirku socday, waxay Cilmi baadhayaal ka socday dalalka Mareykanka , Talayaaniga , Spanish-ka , Swiss-ka \u00a0,Tanzania ,Kenya .Ethiopia, South afrika\u00a0 ay\u00a0\u00a0 halkaasi\u00a0 ku soo\u00a0 bandhigeen\u00a0 cilmi baadhis kala duwan oo ku saabsaneyd\u00a0 Asal-ka\u00a0 dadka afrikaanka\u00a0 ah iyo asaarta\u00a0 qadiimka ah ee\u00a0 degaano ka mid ah dalalka bariga \u00a0afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Source: Wasaaradda Arrimaha Dibedda&amp;Isk. Caalamiga ah,\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa, Ethiopia 03\/08\/2017 :(AN):-Waxaa maanta ka\u00a0 furmay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Hoolka shirarka ee Xarunt Matxafka Qaran ee dalka Ethiopia(National Museum of Ethiopia-HQ ) \u00a0shirkii 6aad ee uu Qabto\u00a0 Ururka Bariga afrika ee xaga cilmi baadhista adaamaha ee loo yaqaano(EAAPP).Shirkani waxa oo socon doonaa mudo saddex maalmood, waxaa ka \u00a0soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37511,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-37510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/FASHIL.png?fit=576%2C264&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9L0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37512,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510\/revisions\/37512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}