{"id":373,"date":"2014-11-25T12:51:46","date_gmt":"2014-11-25T12:51:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=373"},"modified":"2014-11-25T12:51:46","modified_gmt":"2014-11-25T12:51:46","slug":"nuxurka-qodobo-ay-ka-wada-hadleen-gudoomiye-cirro-iyo-wefti-ingiriis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/25\/nuxurka-qodobo-ay-ka-wada-hadleen-gudoomiye-cirro-iyo-wefti-ingiriis-ah\/","title":{"rendered":"Nuxurka Qodobo Ay Ka Wada Hadleen Gudoomiye Cirro iyo Wefti Ingiriis Ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) \u00a0 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan la yeeshay Madax ka socotay dawladda Ingiriiska,iyagoo ka wada hadlay xaaladaha dalka, waxaanay si gaara uga wada hadleen qodobada tabaabushaha doorashada ka qabyada ah ee dhinaca Somaliland.<br \/>\nGudoomiye Cirro ayaa ka dib kulanka warbaahinta u sharaxay waxyaabaha ay ka wada hadleen \u201cWaxaan maanta la kulmay qolo ka socotay Dawladda Ingiriiska, gaar ahaana Wasaaradda arimaha dibada iyo Safaaraddooda Ethiopia, wuxuun bayna iga waraysteen guud ahaan Xaalada dalka, waxa kale oo aanu ka wada hadalay Iskaashiga Dawladda Ingiriiska iyo Somaliland\u201d ayuu yidhi Gudoomiye CIrro.<br \/>\nGudoomiyaha ayaa isagoo kulankaasi ka sii hadlaya waxa uu sheegay in arimaha doorashada ka qabyada ah ee dhanka Somaliland<\/p>\n<p>khuseeya ay ka wada hadleen \u201cIn Doorashadu wakhtigeedii ku qabsoonto Beesha Caalamkuna way taageersan tahay, Bulshadeenuna way taageersan tahay,waxaanuna ka wada hadalay Arinta Komishanka iyo Xeerka Diwaangalinta ee Guurtida ku maqan. Markaa Komishanka Sabtida ayaa la ansixin doonaa, Xeerkuna waa ka guurtida ku maqan labadaas ayuun baana inaga inagu qabyo ah\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) \u00a0 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan la yeeshay Madax ka socotay dawladda Ingiriiska,iyagoo ka wada hadlay xaaladaha dalka, waxaanay si gaara uga wada hadleen qodobada tabaabushaha doorashada ka qabyada ah ee dhinaca Somaliland. Gudoomiye Cirro ayaa ka dib kulanka warbaahinta u sharaxay waxyaabaha ay ka wada hadleen \u201cWaxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":374,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-61","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=373"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}