{"id":37299,"date":"2017-07-24T14:36:48","date_gmt":"2017-07-24T14:36:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=37299"},"modified":"2017-07-24T14:36:48","modified_gmt":"2017-07-24T14:36:48","slug":"warsaxaafadeedmadaxwayne-siilaanyo-oo-caydhiyey-xubin-kamid-ah-golihiisa-wasiirada-badalkiisana-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/07\/24\/warsaxaafadeedmadaxwayne-siilaanyo-oo-caydhiyey-xubin-kamid-ah-golihiisa-wasiirada-badalkiisana-magacaabay\/","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed:Madaxwayne Siilaanyo oo caydhiyey Xubin  kamid ah Golihiisa Wasiirada ,badalkiisana Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XILQ\/249\/1-4923\/072017 uu xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Wasiirkii Hore Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada, kuna magacaabay wasiir cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xilka Qaadista Madaxweynuhu ku sameeyey wasiirku waxay u dhignayd sidan:<\/p>\n<p>Ku: Mudane, Cali Xaamud Jibriil<br \/>\nWasiirkii Hore Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo<br \/>\nTechnology-yada<br \/>\nUjeeddo: Xil-ka Qaadis<\/p>\n<p>Mudane,<\/p>\n<p>Waxaan kaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka qaranka ee Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilkaa, waxaanan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejiso Mudane, Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo aan xilkaa u soo magacaabay.<\/p>\n<p>Magacaabista Madaxweynaha ee Wasiirka Cusub.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yada;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Mudane, Axmed Xaaji Daahir Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Xuseen Aadan Cige (Deyr)<br \/>\nAfhayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4921\/072017 uu maanta ku magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>MADAXWEYNUHU:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: Mudnaanta uu Qaranka u leeyahay Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya;<br \/>\nMarkuu Arkay: Ahmiyadda ay leedahay in Jimciyadda Quruumaha Ka-dhaxaysaa taban-taabiso wada-hadalka u dhexeeya labada dal;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo mas&#8217;uul aqoon u leh xidhiidhka Jimciyadda Quruumaha Ka-dhaxaysa<br \/>\nMarkuu Arkay: Qoraalka soo jeedinta ah ee Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay leedahay waaya-aragnimada, aqoonta iyo kartida looga baahan yahay mas&#8217;uulka xilkan gudan kara;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Marwo, Adna Aadan Ismaaciil, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya, waxaanay la shaqayn doontaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Xuseen Aadan Cige (Deyr)<br \/>\nAfhayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XILQ\/249\/1-4923\/072017 uu xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Wasiirkii Hore Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada, kuna magacaabay wasiir cusub. &nbsp; Xilka Qaadista Madaxweynuhu ku sameeyey wasiirku waxay u dhignayd sidan: Ku: Mudane, Cali Xaamud Jibriil Wasiirkii Hore Wasaaradda Xidhiidhka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-37299","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9HB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37299"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37301,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37299\/revisions\/37301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}