{"id":37074,"date":"2017-07-16T17:11:42","date_gmt":"2017-07-16T17:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=37074"},"modified":"2017-07-16T17:11:42","modified_gmt":"2017-07-16T17:11:42","slug":"madaxda-hayadda-ilo-waxaanu-farta-ugu-fiiqnay-inay-naga-taageeraan-shaqo-abuurka-dayarta-oo-ka-mid-ah-caqabahada-ugu-adag-ee-qarankan-haysta-wasiirka-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/07\/16\/madaxda-hayadda-ilo-waxaanu-farta-ugu-fiiqnay-inay-naga-taageeraan-shaqo-abuurka-dayarta-oo-ka-mid-ah-caqabahada-ugu-adag-ee-qarankan-haysta-wasiirka-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"\u201cMadaxda Hay\u2019adda ILO Waxaanu farta ugu fiiqnay Inay Naga Taageeraan shaqo Abuurka da\u2019yarta Oo Ka Mid Ah Caqabahada Ugu Adag ee Qarankan Haysta.\u201d Wasiirka Madaxtooyada JSL."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN ) Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xarunta Madaxooyada kulan kula yeeshay wefti sare oo ka socda (United Nations International Labuor Office) loona soo gaabiyo ILO, oo uu hoggaaminayey Mr George Okutho oo ah agaasimaha hay\u2019adda ILO u qaabilsan waddamada Itoobiya, Somaliland, Sudan, South Sudan, Jabuuti, iyo Soomaaliya, isla markaana ah wakiilka gaarka ah ee midowga afrika iyo guddiga dhaqaalaha ee qaramada midoobay u qaabilsan africa, oo ay wehelinayeen madaxa xafiiska ILO ee Somaliland, Md. Cabdixamiid Maxamed Cumar iyo Mr Ilias Diriye oo ah la-taliyaha arrimaha farsamada ee xafiiska ILO u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.<br \/>\nWeftigan ka ka socday hay\u2019ada shaqaalaha adduunka ee ILO iyo Wasiirada Xukuumadda ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid tahay shaqo abuurka dhalinyarada.<\/p>\n<p>Najiitada kulankaasi ayaa waxa faahfaahin ka bixiyey wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo hadal qoraal ah soo dhigay bartiisa Facebook waxaannu yidhi \u201c Maanta waxa anniga iyo wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka qorshaynta iyo wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshadu aannu\u00a0 xafiiskayga ku qaabilnay saraakiil sare oo ka socday hay\u2019ada shaqaalaha aduunka ee ILO.\u201d<\/p>\n<p>Mudane Xaashi waxa uu xusay inay ay hay\u2019adaasi ka hadleen shaqo abuurka oo uu sheegay inuu ka mid yahay dhibaatooyinka qaran ahaan ina haysta Xukuumad ahaana ay la tacaalayaan waxaanu yidhi\u00a0 \u201c weftigaasi iyo masuuliyiinta igu wehelinayey shirka waxaannu iska waraysanay mashaariicda hay\u2019adda ILO ay ka qabato Jamhuuriyadda Somaliland iyo baahiyaha badan ee yaala oo aanu farta ugu fiiqnay inay inagga taageeraan, kuwaas oo ay ugu mudan tahay shaqo abuurka da\u2019yarta oo ka mid ah caqabahada ugu adag ee qarankan haysta, Xukuumadda xisbiga KULMIYE-na ay u tafaxaydan tahay sidii ay xal ugu heli lahayd.\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in masuuliyiinta ILO ay u balan qaadeen inay Somaliland ka fulin mashaariic waaweyn waxaannnu yidhi\u00a0\u201c Weftigaasi ILO waxay inoo balan qaadeen inay wax badan nala qaban doonaan, horena ay wax noola qabteen, hada ay wadaan mashaariic ay lacago badani ku baxayaan, waanu u mahad naqaynyaa Hay\u2019adaasi.\u201d<br \/>\nXafiiska Saxaafadda iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL<br \/>\n&#8212;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN ) Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xarunta Madaxooyada kulan kula yeeshay wefti sare oo ka socda (United Nations International Labuor Office) loona soo gaabiyo ILO, oo uu hoggaaminayey Mr George Okutho oo ah agaasimaha hay\u2019adda ILO u qaabilsan waddamada Itoobiya, Somaliland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37075,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-37074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/maxam.jpg?fit=1280%2C853&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9DY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37076,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37074\/revisions\/37076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}