{"id":36959,"date":"2017-07-13T17:16:01","date_gmt":"2017-07-13T17:16:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=36959"},"modified":"2017-07-13T17:16:01","modified_gmt":"2017-07-13T17:16:01","slug":"dawlada-maraykanka-oo-shaacisay-arin-ka-farxiyey-somaliland-dawladaha-afrikaanka-iyo-maamulka-xamar-oo-loogu-baaqay-in-ay-ku-daydaan-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/07\/13\/dawlada-maraykanka-oo-shaacisay-arin-ka-farxiyey-somaliland-dawladaha-afrikaanka-iyo-maamulka-xamar-oo-loogu-baaqay-in-ay-ku-daydaan-siilaanyo\/","title":{"rendered":"Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Arin Ka Farxiyey Somaliland +Dawladaha Afrikaanka Iyo Maamulka Xamar Oo Loogu Baaqay In Ay Ku Daydaan Siilaanyo"},"content":{"rendered":"<p>Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Arin Ka Farxiyey Somaliland + Afrikaanka Iyo Maamulka Farmaajo Oo Loogu Baaqay In Ay Ku Daydaan Siilaanyo + Aqoonsi Maraykanka Ka Soo Baxay<\/p>\n<p>Dawlada Maraykanka gaar ahaan Wakiilka Arimaha Nabad galyada Maraykanka u qaabilsan Afrika oo qudbad ka jeedinaysay ayaa waxa ay sheegtay in Somaliland tahay wadan tusaale u ah dalalka afrika iyo Somaliya isla markaana loo baahan yahay in ay kaga daydaan qaabka ay iskugu wado qabaa\u2019ilka iyo xisbiyada dimoquraadiyada<\/p>\n<p>Maraykanku waxa uu sheegay in Somaliland tahay wadanka kaliya ee Afrikaan ah ee soo gaadhi kara Dimoquraadiyada wadamada horumaray isla markaana ay haboon tahay in wax badan laga faa\u2019idaysto oo afrikaanku kaga daydo qaabka qabiilka iyo xisbiyada badan layskugu wado<\/p>\n<p>Arintani waxa ay keeni kartaa xidhiidh wanaag san oo dhex mara Somaliland iyo Maraykanka isla markaana waxa ay fursad siinaysaa in caalamku barto waxa ay Somaliland tahay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Arin Ka Farxiyey Somaliland + Afrikaanka Iyo Maamulka Farmaajo Oo Loogu Baaqay In Ay Ku Daydaan Siilaanyo + Aqoonsi Maraykanka Ka Soo Baxay Dawlada Maraykanka gaar ahaan Wakiilka Arimaha Nabad galyada Maraykanka u qaabilsan Afrika oo qudbad ka jeedinaysay ayaa waxa ay sheegtay in Somaliland tahay wadan tusaale u ah dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36960,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-36959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/8979.jpg?fit=696%2C382&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9C7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36961,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36959\/revisions\/36961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}