{"id":36903,"date":"2017-07-12T19:41:02","date_gmt":"2017-07-12T19:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=36903"},"modified":"2017-07-12T19:41:02","modified_gmt":"2017-07-12T19:41:02","slug":"warsaxafadeed-dalada-sonsaf-oo-xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-ugu-baaqday-ilaalilanta-anshaxa-xeerka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/07\/12\/warsaxafadeed-dalada-sonsaf-oo-xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-ugu-baaqday-ilaalilanta-anshaxa-xeerka-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Warsaxafadeed: Dalada SONSAF oo Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ugu baaqday Ilaalilanta Anshaxa Xeerka Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Warsaxafadeed Dalada SONSAF oo Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ugu baaqday Ilaalilanta Anshaxa Xeerka Doorashooyinka<\/p>\n<p>Date: 12\/July\/2017<br \/>\nWAR-SAXAAFADEED<br \/>\nKulan ay isugu yimaadeen, Madasha Ururada Bulshada Rayidka ah ee arrimaha<br \/>\nDoorashooyinka, oo ah madal ay ku midoobeen 86 urur oo ka jira dhammaan Lixda<br \/>\nGobol ee Somaliland, oo ka dhacay Xarunta Guud ee SONSAF 11\/07\/2017, lagu na<br \/>\nfalanqeeyay habsami u socodka kaadh qaybinta codbixiyayaasha doorashooyinka.<br \/>\nWaxa ka soo qaybgalayaashu si mug leh u qiimeeyeen hab-dhaqanka Xisbiyada<br \/>\nSiyaasadda ee wakhtigan kaadh qaybintu socoto. Madashu waxay isla maalintaa la<br \/>\nkulmeen masuuliyiinta Xisbiga UCID, iyaga oo dhagaystay cabasho ay ka muujiyeen<br \/>\nhab dhaqanka labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI intii ay bilaabantay kaadh<br \/>\nqaybinta Codbixiyaasha Doorashooyinku.<br \/>\nHadaba, goob-joogayaasha Maxaliga ah ee Bulshada Rayidka ah ee sida dhow ula socda<br \/>\nhawsha kaadh qaybinta ee Gobolada Maroodi jeex iyo Togdheer waxay diiwaan<br \/>\ngeliyeen dhacdooyin kala dambeeyay oo labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI ay<br \/>\nsi cad oo aan gabbasho lahayn ugu xad-gudbeen una jebiyeen Qodobada 3aad, 6aad iyo<br \/>\nQodobka 7aad Faqradihiisa 13aad iyo 14aad ee Xeerka Hab-dhaqanka Xisbiyada<br \/>\nSiyaasadda ee wakhtiga Kaadh-qaybinta, kaas oo ay kala saxeexdeen Xisbiyada iyo<br \/>\nGuddida Doorashooyinka Qaranku bishii, Afraad, 23 keedii, 2017.<br \/>\nMadasha Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka ee Somaliland waxay<br \/>\ncanbaaraynaysaa tallaabada ay ku jebiyeen Xisbiyadda KULMIYE iyo WADDANI<br \/>\nXeerka Hab-dhaqanka Xisbiyadda Siyaasadda ee Mudada Kaadh-Qaybinta<br \/>\nCodbixiyaha.<br \/>\nMadasha Bulshada Rayidka ee Arrimaha Doorashooyinku waxay ugu baaqaysaa<br \/>\nXisbiyada KULMIYE iyo WADDANI in ay joojiyaan ku xad-gudubka Xeerka Habdhaqanka<br \/>\nXisbiyadda Siyaasadda ee muddada Kaadh-Qaybinta Codbixiyaha, isla<br \/>\nmarkaana ay dib ugu soo laabtaan xayndaabka Xeerka.<br \/>\nMadashu waxay u soo jeedinaysaa Xisbiyada Qaranka, inay ka fogaadaan wax kasta oo<br \/>\nu muuqan kara inuu ka hor imanayo xeerarka doorashooyinka iyo\u00a0codbixiyayaasha gaar ahaana Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr,<br \/>\n37\/2014, Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Deegaanka Xeer Lr.<br \/>\n20\/2001 ee wax- ka badalka iyo kaabista lagu sameeyay 2017 iyo Xeer hoosaadka Habdhaqanka<br \/>\nXisbiyadda Siyaasadda ee Mudada Kaadh-Qaybinta Codbixiyaha.<\/p>\n<p>Allah Baa Mahad Leh.<br \/>\nMadasha Ururada Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooy<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxafadeed Dalada SONSAF oo Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ugu baaqday Ilaalilanta Anshaxa Xeerka Doorashooyinka Date: 12\/July\/2017 WAR-SAXAAFADEED Kulan ay isugu yimaadeen, Madasha Ururada Bulshada Rayidka ah ee arrimaha Doorashooyinka, oo ah madal ay ku midoobeen 86 urur oo ka jira dhammaan Lixda Gobol ee Somaliland, oo ka dhacay Xarunta Guud ee SONSAF 11\/07\/2017, lagu na [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28372,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-36903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/sonsaf.jpeg?fit=240%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9Bd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36903"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36905,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36903\/revisions\/36905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}