{"id":36797,"date":"2017-07-10T17:58:53","date_gmt":"2017-07-10T17:58:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=36797"},"modified":"2017-07-10T17:58:53","modified_gmt":"2017-07-10T17:58:53","slug":"nuxurka-kulamo-dhagaraysan-oo-fashilmay-xirsi-oo-isku-deyey-in-uu-sadqeeyo-madaxdhaqameedka-beelaha-bariga-burco-iyo-jawaabtay-siiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/07\/10\/nuxurka-kulamo-dhagaraysan-oo-fashilmay-xirsi-oo-isku-deyey-in-uu-sadqeeyo-madaxdhaqameedka-beelaha-bariga-burco-iyo-jawaabtay-siiyeen\/","title":{"rendered":"Nuxurka Kulamo Dhagaraysan Oo Fashilmay, XIRSI Oo Isku Deyey In Uu Sadqeeyo Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga BURCO Iyo Jawaabtay Siiyeen."},"content":{"rendered":"<p>Nuxurka Kulamo Dhagaraysan Oo Fashilmay, XIRSI Oo Isku Deyey In Uu Sadqeeyo Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga BURCO Iyo Jawaabtay Siiyeen.<\/p>\n<div>\n<p>Arabsiyonews.com.Com ( BURCO):- Maalmihii udambeeyay waxaa magaalada Burco ku sugan wufuud ka tirsan sadexda Xisbi Qaran ee UCID, Waddani Iyo KULMIYE Kuwaaso bulshada ku wacyi gelinaya qaadashadda Kaadhka codeynta.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Xisbiyada ayaa geesta kale Wacyigelintaas barbar wada xodxodasho mid kan kale doonayo in uu awood taageero ku muquuniyo waxan Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Xafiltankooda marayaa in xaflado loo qabto taageerayaal midba ka kale ku sheegayo inay kasoo diga rogteen.<\/p>\n<p>Isla xafladaasi waxa ku lamaan kulama lala samaynayo Madaxdhaqameedka Beelaha Gobolka Togdheer dega kuwaaso siyaasi kastaaba uu hadba Musharaxa uu wado usoo agaasimayo.<\/p>\n<p>Xirsi Cali Hogaamiyaha WADDANI ayaa geed dheer iyo mid gaaban ba u fuulay sidii uu hadaba Madaxdhaqameedka beelaha uu kasoo Jeedo Bariga Burco u hor fadhiisin lahaa Mulkiilaha Wadani Cabdiraxmaan Ciro.<\/p>\n<p>Waxana uu isku dayay in uu agaasimo kulan uu markii hore sheegay in uu damacsan yahay in madaxdhaqameedka beeshiisu kagala taliyaan arimo la xiriira siyaasadiisa iyo weliba xaal wareysi guud oo ka madax banaan siyaasad cid gaar ah lagu taageerayo hase yeeshe waxa la ogaaday in Mr Xirsi uu qorsheystay in uu Kulankaasi siyaasadeeyo Mulkiile Cirona dul keeno duqaytida waxana Madaxdhaqameedku jawaabcelin uga dhigeen Xirsi inaanay ka qayb gelayn kulan siyaasadeed balse uu shaqsiyan odayshiisi ay yihiin oo uu la tashan karo.<\/p>\n<p>Mr Xirsi ayaa isku dayay in uu saamayn ku yeesho Deegaanada Burco ee uu kasoo jeedo waxana uu loolamayaa sidii uu xisbigiisa WADDANI cod ugaga keeni lahaa walow kulamadani Fashilmeen waxa la hadal hayaa in uu weli isku dayayo sidii uu markale Usoo agaasimi lahaa is aragyo mulkiiluhu qayb ka yahay Waddani La yeesho Madaxdhaqameedka bariga Burco.<\/p>\n<p>Arabsiyo office<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nuxurka Kulamo Dhagaraysan Oo Fashilmay, XIRSI Oo Isku Deyey In Uu Sadqeeyo Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga BURCO Iyo Jawaabtay Siiyeen. Arabsiyonews.com.Com ( BURCO):- Maalmihii udambeeyay waxaa magaalada Burco ku sugan wufuud ka tirsan sadexda Xisbi Qaran ee UCID, Waddani Iyo KULMIYE Kuwaaso bulshada ku wacyi gelinaya qaadashadda Kaadhka codeynta. Masuuliyiinta Xisbiyada ayaa geesta kale Wacyigelintaas barbar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-36797","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9zv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36798,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36797\/revisions\/36798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}