{"id":3654,"date":"2015-01-12T13:32:16","date_gmt":"2015-01-12T13:32:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3654"},"modified":"2015-01-12T13:32:16","modified_gmt":"2015-01-12T13:32:16","slug":"afghanistan-oo-yeelatey-xukuumad-cusub-kadib-3-bilood-oo-wada-hadal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/12\/afghanistan-oo-yeelatey-xukuumad-cusub-kadib-3-bilood-oo-wada-hadal-ah\/","title":{"rendered":"Afghanistan oo yeelatey Xukuumad cusub kadib 3 bilood oo wada hadal ah"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-177538\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ghani.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"Madaxweyaha Afqanistan Ashraf Ghani\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Afqaanistan Ashraf Ghani ayaa shaaciyey Xukuumaddiisa cusub kadib wada hadal dheer oo qaatey muddo 3 bilood ah. Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 25 Wasiir, kuwaas oo aan weli Baarlamaanku ansixin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ashraf Ghani ayaa xilka la wareegay dhamaadkii bishii Sebtember 2014, kadib doorasho natiijadeedi aad loogu murmey xalna loo arkey in awoodda loo qaybiyo isaga iyo ninkii la tartamaayey ee Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdallah Abdallah, oo isagu ku doodey in Ghani uu ku guuleystey kushubasho.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Muranka doorashadaas ayaa aad looga cabsadey in dalku galo dagaal sokeeye waxaana Ahsraf Ghani ku qancey in uu awoodda la qaybsado ninkii uu ka guuleystey.<\/p>\n<\/div>\n<p>Afarta Wasaaradood ee ugu muhimsan ayaa madaxweynaha iyo Abdallah Abdallah u qabsadeen midkiiba labo, sidoo kale shaqada Xukuumadda ayaa waxaa hoggaamin doona Abdallah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa qaatey Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Maaliyadda, halka Abdallah qaatey Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>Abdallah Abdallah ayaa taageero badan ka haystaa qawmiyadda Tajiks iyo kuwa laga badan yahay ee ku dhaqan Waqooyiga iyo Galbeedka Afqaanistaan, halka Madaxweyne Ghani taageeradiisa ugu badan ay ka imaaneyso qawmiyadda ugu badan Afqaanistan ee Pashtuga ku dhaqan Koonfurta iyo bariga Afqaanistan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Afqaanistan Ashraf Ghani ayaa shaaciyey Xukuumaddiisa cusub kadib wada hadal dheer oo qaatey muddo 3 bilood ah. Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 25 Wasiir, kuwaas oo aan weli Baarlamaanku ansixin. Madaxweyne Ashraf Ghani ayaa xilka la wareegay dhamaadkii bishii Sebtember 2014, kadib doorasho natiijadeedi aad loogu murmey xalna loo arkey in awoodda loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3655,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-WW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3654"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3654\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}