{"id":3628,"date":"2015-01-12T13:01:18","date_gmt":"2015-01-12T13:01:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3628"},"modified":"2015-01-12T13:01:18","modified_gmt":"2015-01-12T13:01:18","slug":"haween-isku-qarxiyey-magaalo-ku-taala-waqooyiga-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/12\/haween-isku-qarxiyey-magaalo-ku-taala-waqooyiga-nigeria\/","title":{"rendered":"Haween Isku Qarxiyey Magaalo Ku Taala Waqooyiga Nigeria"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/141222162953_nigeria_bomb_blast_624x351_ap.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3630\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/141222162953_nigeria_bomb_blast_624x351_ap-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"141222162953_nigeria_bomb_blast_624x351_ap\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Labo haween ah ayaa isku qarxiyay magaalada Potiskum ee waqooyi bari Nigeria.<br \/>\nUgu yaraan afar qof oo kale ayaa ku dhintay weerarkaasi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan afartan qof.<br \/>\nQof goobjooge ah oo ku sugan magaalada Potiskum ayaa sheegay in qaraxyada ay u dhaxaysay daqiiqad.<br \/>\nQaraxyada ayaa lagu bartilmaameedsaday suuq laga iibsado Mobile-da.<br \/>\nBamka labaad ayaa qarxay markii dadku ay isku dayeen in ay caawiyaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii hore.<br \/>\nDakhtar booqday goobta ayaa sheegay in uu arkay hadhaaga labo suumanka qarxa ee ay adeegsadeen labada dumarka ah.<br \/>\nWaxa uu sheegay in ay u muuqdeen in labaatameeyo sano ay jireen.<\/h2>\n<h2>\u00a0Sabtidii ayaa gabadh da\u2019yar waxa ay weerar kale oo ismiidaamin ah ay ku qaaday magaalada ugu wayn waqooyi bari Nigeria ee Maiduguri waxaana ku dhintay ugu yaraan sagaal iyo toban qof.<\/h2>\n<h2>Weerraradani waxa ay imaanayaan kaddib wararkii sheegayay in boqolaal dad ah lagu dilay magaalo ku taalla gobolka Borno oo ay qabsadeen Booko Xaraam.<br \/>\nQalalaasaha kataagan waqooyi bari Nigeria ayaa ah mid argagax leh.<br \/>\nDadka ka cararaya magaalada Baga waxa ay sheegeen in todobaadkii la soo dhaafay ay dad hubaysan oo Booko Xaraam ah ay halkaasi ku dileen boqolaal dad ah.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo haween ah ayaa isku qarxiyay magaalada Potiskum ee waqooyi bari Nigeria. Ugu yaraan afar qof oo kale ayaa ku dhintay weerarkaasi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan afartan qof. Qof goobjooge ah oo ku sugan magaalada Potiskum ayaa sheegay in qaraxyada ay u dhaxaysay daqiiqad. Qaraxyada ayaa lagu bartilmaameedsaday suuq laga iibsado Mobile-da. Bamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3630,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ww","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3628"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3628\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}