{"id":3620,"date":"2015-01-12T12:55:35","date_gmt":"2015-01-12T12:55:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3620"},"modified":"2015-01-12T12:55:35","modified_gmt":"2015-01-12T12:55:35","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-dhaqan-geliyey-xeerka-komishanka-la-dagaalanka-hivaids-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/12\/madaxweynaha-somaliland-oo-dhaqan-geliyey-xeerka-komishanka-la-dagaalanka-hivaids-ka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Dhaqan-geliyey Xeerka Komishanka La Dagaalanka HIV\/AIDS-ka"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/images13.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3621\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/images13.jpg?resize=276%2C167\" alt=\"images13\" width=\"276\" height=\"167\" \/><\/a>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhaqan-geliyey xeerka Komiishanka la dagaalanka Aydhiska ee Somaliland, kaasi oo ka soo gudbay Baarlamaanka<\/h2>\n<h2>Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto xalay ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland, taasi oo u dhignayd sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo<\/h2>\n<h2>waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL\/M\/WM\/240-2909\/012015 ku dhaqangeliyey Xeerka Guddida (Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67\/2014<\/h2>\n<h2><strong>Madaxweynuhu:-<\/strong><\/h2>\n<h2>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/h2>\n<h2>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/h2>\n<h2>Markuu Arkay: \u00a0 Go\u2019aanka Golaha Wakiillada Go\u2019aan Lr. GW\/G\/KF-26\/645\/2014 ee<\/h2>\n<h2>ku taariikhaysan 05\/01\/2015 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Guddida<\/h2>\n<h2>(Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67\/2014.<\/h2>\n<h2><strong>Wuxuu Soo Saaray<\/strong><\/h2>\n<h2>Xeerkan oo lagu baahinayo Dhaqan-galka Xeerka Guddida (Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67\/2014.<\/h2>\n<h2><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/h2>\n<h2><strong>Axmed Saleebaan Maxamed (Duhuxul)<\/strong><\/h2>\n<h2>\u00a0Afhayeenka Madaxtooyada JSL<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhaqan-geliyey xeerka Komiishanka la dagaalanka Aydhiska ee Somaliland, kaasi oo ka soo gudbay Baarlamaanka Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto xalay ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland, taasi oo u dhignayd sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL\/M\/WM\/240-2909\/012015 ku dhaqangeliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3621,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Wo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3620"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3620\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}