{"id":36112,"date":"2017-06-22T21:46:12","date_gmt":"2017-06-22T21:46:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=36112"},"modified":"2017-06-22T21:46:12","modified_gmt":"2017-06-22T21:46:12","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-abaalmarino-guddoonsiiyey-kooxo-ku-guulaystay-tartan-kubadda-cagta-ah-oo-ka-socday-magaalada-geed-deeble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-abaalmarino-guddoonsiiyey-kooxo-ku-guulaystay-tartan-kubadda-cagta-ah-oo-ka-socday-magaalada-geed-deeble\/","title":{"rendered":"Xisbiga KULMIYE Oo Abaalmarino Guddoonsiiyey Kooxo Ku Guulaystay Tartan Kubadda Cagta Ah oo Ka Socday Magaalada Geed-deeble"},"content":{"rendered":"<p>Geed-deeble:(AN)-Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa abaalmarino kala duwan oo iskugu jira koobab, diraysyo iyo billado ku wareejiyey kooxihii kaalmaha koowaad iyo labaad ka galay tartan kubadda cagta ah oo bisha barakaysan ee Ramadaan<span class=\"text_exposed_show\"> ka socday gudaha magaalada Geed-deeble ee degmada Daarasalaam oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"36113\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-abaalmarino-guddoonsiiyey-kooxo-ku-guulaystay-tartan-kubadda-cagta-ah-oo-ka-socday-magaalada-geed-deeble\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?fit=960%2C640&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"960,640\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"19399084_433790356984689_8973353103264307279_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-36113 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?w=960&amp;ssl=1 960w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nWafti ballaadhan oo ay xubno ka yihiin guddoomiyaha garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga Md. Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi, gudoomiye-ku-xigeenka gobolka Maroodi-jeex Md. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Hadhiye), siyaasi Maxamed Cabdikariin Maarshaal iyo saraakiil kale oo xisbiga katirsani, ayaa shalay ka qaybgalay ciyaarta xidhitaanka ah ee tartanka ka socday garoonka Geed-deeble, waxana ay halkaas ku guddoonsiiyeen kooxihii guulaystay abaalmarinihii ay mutaysteen oo uu xisbiga KULMIYE ku deeqay.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\"><br \/>\nDadweynaha ku dhaqan magaalada Geed-deeble, ayaa si weyn usoo dhaweeyey waftiga ka tirsan xisbiga KULMIYE ee xidhitaanka ciyaartaas ka qaybgalay, waxana halkaas hadallo soo dhaweyn iyo mahadnaq u badan ka jeediyey xubno maamulka degmada Daarasalaam ee xisbiga KULMIYE ka tirsan, kuwaas si weyn uga mahadnaqay dedaalka uu xisbigu ugu jira dhiirrigelinta da\u2019yarta ku hawllan mihnadda kubadda cagta.<br \/>\nUgu horrayn Sayid Cabdi Jimcaale oo kamid ah oday-dhaqameedka magaalada Geed-deeble iyo Marwo Xamda oo ah guddoomiyaha garabka haweenka xisbiga KULMIYE u qaabilsan degmada Daarasalaam, ayaa soo dhaweeyey saraakiisha ka tirsan xisbiga KULMIYE ee agabka ciyaareed ku wareejiyey ciyaaryahannada ku guulaystay tartankii halkaas ka socday, waxana ay tilmaameen bulshada reer Geed-deeble iyo nawaaxigeedu diyaar u tahay inay abaalkaas loo galay ka fal celiyaan maalinta codka.<br \/>\nGuddoomiye-ku-xigeenka gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Hadhiye oo isaguna halkaas ka hadlay, ayaa tilmaamay inay xisbiga KULMIYE ka go\u2019an tahay dhiirrigelinta dhallinyarada dalka, isla markaana ay u heellan yihiin sidii ay wax ula qaban lahaayeen da\u2019yarta dhinaca ciyaaraha ku foogan.<br \/>\nGuddoomiyaha garabka Dhallinyarada heer qaran ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdi-najax Siyaad Aw Cabdi, ayaa isaguna xusay inuu xisbiga KULMIYE muhiimad gaar ah siinayo dhallinyarada, waxana uu sheegay inay xisbi ahaan maanka ku hayaan kaalinta lama illaawaanka ah ee da\u2019yartu kaga jirto qaranka, isla markaana ay kobcinta garaadkooda iyo dhismaha jidhkooduba xil gaar ah iska saarayaan.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\"><br \/>\nUgu dambayntii waxa halkaas abaalmarinihii ay mutaysteen lagu guddoonsiiyey Kooxda kubadda cagta ee DANGARAD oo iyadu kaalinta koowaad ka gashay tartankii halkaas ka socday, halka kooxda kale ee HORSEED oo iyaduna kaalinta labaad gashayna la siiyey abaalmarintii ay xaqa u lahaayeen.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geed-deeble:(AN)-Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa abaalmarino kala duwan oo iskugu jira koobab, diraysyo iyo billado ku wareejiyey kooxihii kaalmaha koowaad iyo labaad ka galay tartan kubadda cagta ah oo bisha barakaysan ee Ramadaan ka socday gudaha magaalada Geed-deeble ee degmada Daarasalaam oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex. Wafti ballaadhan oo ay xubno ka yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-36112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/19399084_433790356984689_8973353103264307279_n.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9os","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36112"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36115,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36112\/revisions\/36115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}